HomeQul-qulatooyinka Ammaan ee Soo-galootigu ka Fulinayaan Dalka UK oo Soo Kordhaya iyo...

Qul-qulatooyinka Ammaan ee Soo-galootigu ka Fulinayaan Dalka UK oo Soo Kordhaya iyo Laba Nin oo loo Qabtay Afduub diyaaradeed

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

PakistanJetLondon (SLPost)- Laba nin ayaa lagu eedeeyey inay halis geliyeen diyaarad ka dib markii laga leexiyey garoon diyaaradeed oo ku yaala Ingiriiska oo ay fadhiisan lahayd.

Diyaaradda Pakistanjet ayey u soo gelbiyeen diyaaradaha dagaalka ee UK garoonka Stansted, halkii ay hore ugu jihaysnayd inay fadhiisto garoonka Manchester.

Tayyab Subhani oo ah 30 jir  xirfadda Darawalnimada Tagaasida u shaqaysta iyo nin shaqaale ka ah hudheel oo lagu yidhaahdo Mohammed Safdar, oo 41 jir ah, oo labaduba degan yihiin xaafada Nelson ee Lancashire, ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago berri, sida booliiska deegaanka Essex cadeeyeen, waxaana nimanka lagu eedaynaya inay maleegeen fal ka dhan ah ammaanka diyaaraddaas.

Diyaaradaha ciidanka cirka Ingiriiska ee Typhoon-ka loo yaqaan, ayaa la amray inay hareeraha ka duulaan diyaaradda PakistanJet oo nooceedu yahay Boeing 777 taas oo duulaysay hawada Ingiriiska ka hor intaan loo soo weecin garoonka Essex.

Labadan nin ayaa ku negaan doona gacanta booliiska ilaa maxkamad laga soo taagi doono aroorta.

Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa xilli maalmo ka hor caasimada UK ee London dhexdeeda hadh cad lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidamada Milatariga ee dalkaas, kaas oo la sheegay inuu ka soo laabtay hawl-gallada dagaal ee Ingiriisku ka wado Afghanistan, waxaana ciidamada ammaanku isla markiiba goobta dilku ka dhacay ku qabteen Niman Asal ahana ka soo jeeda Qaaradda Afrika oo fuliyey dilka Askariga.

Somalilandpost.net/London

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories