Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u Diray qoyskii Marxuum Good Abees oo Shil-baabuur ku geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa tacsi u diray Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed...
Magacyada golihii wasiirada ee ugu horeeyey ee Somaliland 1991 iyo kuwii 1993 – W/Q: Cali Coomay
Xukumadii 1991 ilaa 1992 Magaca xilka = C/rahmaan Axmed cali (Tuur)......................... m/weynaha somaliland = Xasan Ciise Jaamac........................................... m/ku-xigeeka somaliland =Saleebaan maxamuud adan ............................... wasiirka arrimaha gudaha = Sh. Yuusuf...
Diyaar-Garowga Qaban-Qaabada Sideed Iyo Tobanka May Oo Xawli Looga Dareemayo Tog-wajaale iyo Magaalada Gabiley Oo aan Lagaba Hadal-Hayn
Gabiley (SLpost)-Magaalo Xuduudeedka Iriqa Ganacsiga Somaliland Iyo Itoobiya ee Tog-wajaale ayaa Maalmahanba si wayn looga dareemayaa dhaq-dhaqaaq xoogan oo loogu diyaar garoobayo Qaban-qaabada Sideed...
Wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland oo tafaasiil ka bixisay Fureyaasha cusub ee Shirkadda TELESOM ku kordhisay adeeggeeda Moobillada
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, ayaa ka hadashay fureyaasha cusub ee Shirkadda Telesom ku kordhisay Numberrada Moobilada iyo sababaha Keenay in Shirkaddu...
Madbacadda Qaranka oo lala xidhiidhiyey Silsilad isku Xidhan oo Lagu Leexsado Cashuuraha Dawladda iyo Maareeyaha Madbacadda oo Ka Hadlay
Hargeysa (SLpost)- Falal budhcad-nimo oo shaqaale ka tirsan Waaxaha Cashuuraha Barriga ee Wasaaradda Maaliyaddu ku leexsan jireen Cashuuraha ay dadweynaha ka qaadaan, ayaa la...
DOC AAN UGA WAREEGABA FICILO WAA ISKU DAYA YAAYE
Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe ANIGAAN DAKANADEYDA MAQAN DOONAN KARI WAAYIN WAXBADAN BAAN DUL QAATEE HADII LEYGA DEYN WAAYO SIDA MALABKA DOOCAAN HADII LEYDUDUBINAAYO DOC AAN UGA WAREEGABA FICILO...
Shirkadda DNO oo Ka Hadashay Sababta ay u Danaynayso Sahaminta Shidaal Somaliland
Dubai (SLpost)- Shirkadda sahaminta shidaalka Norway ee DNO oo dhowaan Xukuumadda Somaliland heshiis kula saxeextay dalka Maraykanka, ayaa caddeysay sababta ay ugu dhiiradeen sahamin...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

