HomeDOC AAN UGA WAREEGABA FICILO WAA ISKU DAYA YAAYE

DOC AAN UGA WAREEGABA FICILO WAA ISKU DAYA YAAYE

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe

 

 siciid1

ANIGAAN DAKANADEYDA MAQAN DOONAN KARI WAAYIN

WAXBADAN BAAN DUL QAATEE HADII LEYGA DEYN WAAYO

SIDA MALABKA DOOCAAN HADII LEYDUDUBINAAYO

DOC AAN UGA WAREEGABA FICILO WAA ISKU DAYAYAAYE

DEEBAAQ QADHAADHIYO ANAA DACAR MAGOWSIINE

DARAN DOORI KEY UGU DHACDOW DANIYO XEESHAADA

(waa Gabaygii  digniinta iyo hanjabaada ahaa ee wasiir xirsi)

 

 

Waxa la yaable 25/04/2013 Guddoomiyahii  wergeyska madaxa banaan ee HUBAAL ayaa la gaadhsiiyey dhaawac waxaana xaruntii wergeyskaasi lala dhacay rasaas ka dib markii laba nin oo afka soo Waagii baryaba waayihiisa lehe  weeraradan qaar yihiin kuwii qarsoodiga qaarna yihiin cadaanka ayaa akhriste kaga hadlayaa qormadan oo kooban ,waxaynu taariikhda ku heynaa mujaahidiintii SNM oo aan meelkale looga iman oo la dilijirey xiligii halgankii ilaa hadana ruux cadeynkara cidii ragaa dishey aan la garaneyn taasi waxa u sabab ahaa jihaadka lagu jirey oo aaney markaa awoodeyn in furin kale balse maanta maaha maalintaa ee waa leys ogyey waana leyska war hayaa .

 

 

Laba nin oo  ku hubaysan baaskoolado iyo hubka fudud ayaa abaaro 21:00 habeenimo weerar ku soo qaadeen xarunta wergeyska oo ku taalla agagaarka hotelka Togdheer una dhaw laagta Goljano ee caasimadda Hargeysa. 7 Cisho ka hor ayey aheyd markii xirsi xiligan weerarku dhacey ayaa wasiirka madaxtooyadu gabay digniin ah uu ka tiriyey London  waxaana taa kaba sii daran ragan Afka duubnaa oo la qabtey midkamid ah waxa uu ahaa nin boolis ah oo waliba walaalkii yahey  nin madaxtooyada Somaliland  ka howlgala waana wax iska cad oo badheedh ah ilaa hadana layska dhago marinaayo balse waxaa  waajiaba in labaadho oo aan laga gaban hadii sharciga lamarin waayana arimuu way xumaanayaan oo ninkastaa  hub uu isku ilaaliyo ayuu iibsan doonaa deedna dhibatadu waa sii badaneysaa ee arintaa wax halaga qabto.

 

Iyadoo taa laga yaabanyey ayaa 7/05/2013 ay xigtey in hadana Xildhibaan Xariir Siciid Bullaale oo ay isku beel yihiin Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha uu  weerar qorshaysan in  muddo ah oo uu ku taamayay ku fuliyay Xildhibaan Siciid Cilmi (Siciid Af-weyne) oo ah guddoomiyaha Guddida khayraadka Dabiiciga ah kaasoo inta badan dhaliila Heshiisyada Shiidaalka iyo Macdanta ee uu Wasiirka Macdanta iyo Biyuhu la galo shirkaddaha waaweyn markii uu Weerarka gacanta ah u qaaday Xildhibaan Siciid Af-weyne waxa uu ku dhawaaqayay “ muxuu Wasiirku kaa haystaa ee aad maalin walba uga daba qaylyaysaa.. dabadeedna waxa uu ku bilaabay Feedh isagoon sooba jeedsan waxa kaba siiyaab badan xildhibaan xariir waxa boolisku ka reebeen baastoolad markaa waa isku mid shirqoolkii hubaal iyo kan xildhibaankuba waana wax inagu cusub mudadii 22 sano ee Somaliland jirtey .

 

 

 

Haddaba wareysigii uu xildhibaan Siciid siiyey warbaahinta hadhwanaag waxa uu sheegey in lagu yidhi maanta waxbaa jira e ha iman oo uu diidey taasna waxa kuu gu cad in arintan la ogaa waana in dadkaa xildhibaanka yidhi ha iman la weydiiyo halkii ay ka soo ogaadeen iyo meesha ay ku dabo Leedey hadaan arimaha noocan ah wax laga qabana waxaa dhawaan dhicidoonta in sheekadii xamar ka socotey ee khaarajinta dadka ay usoo wareegi doonto hargey waxaan kula talinlahaa haayadaa uu arinkani khuseeyo in ay daba galaan oo talaabo sharciga waafaqsan laga qaado waayo golihii wakiilada oo kumilmey xukuumada hadii mid midkii shacbiga inuu uhadlana sida xildhibaan siciid lagu samaynaayo dee wax meesha yaalaa majirto ee waxa dib inoogu soo noqdey nidaamkii dawladii macanga ga aheyd iyo dilkii la labeegsanaayey mujaahidiintii SNM waxaan hadaba shacbiga odhanlaha iyo akhristayaashaba inay ka hadlaan cadaalad darada wadankii ka socota oo aaney iska dhago marin hadii kale adaa kuxiga oo sidaas ayey ku soconeysaa .ee arinkan wax halaga qabto oo hala baadho.

DHAMAAD

GUUL ALLE

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories