Wasiirka Waxbarashada oo Furtay Fasallo Shirkadda Dahabshiil u Hirgelisay Jaamacadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa xadhigga ka jartay dhisme fasallo waxbarasho ah oo Jaamacadda Hargeysa ay...
Ujeeddada Socdaal Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Xubno Golaha Wasiirrada ka tirsani ugu Baxeen Dalka Ingiriiska (DAAWO)
Berbera, 09 May, 2013 (Ogaal)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu Hoggaaminayo, ayaa shalay socdaal ugu kicitimay dalka Ingiriiska,...
Ururka Qareennada Somaliland oo Cambaareeyey Weerar Qaawan oo Dhaawacyo loogu geystay Garyaqaan ka tirsan Bahda Garsoorka Gobolka Sanaag
Hargeysa (SLpost)- Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA, ayaa si adag u cambaareeyey weerar dhaawacyo loogu geystay Garyaqaan Cali Siciid Jaamac oo dorraad Koox budhadh...
Shirkadda TELESOM oo Si Faahfaahsan Uga Hadashay Fureyaasha Cusub ee lagu Kordhiyey Numberrada Moobilka
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom, ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha kellifay hirgelinta fureyaasha dheeradka ah ee lagu daray numberrada ay isticmaalaan...
Hargeysa: Xaflad Meher oo Kulmisay Hal-door badan iyo Shakhsiyaad Bulshada Dhexdeeda Miisaan ku leh (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)-Waxa shalay magaalada Hargeysa ku qabsoontay xaflad Meher oo si weyn loo soo agaasimay, taas oo la isugu guuriyay Cawaale Maxamed Cismaan Iyo...
Madaxwayne Siilaanyo: Hoggaamiye Siyaasaddiisa hogaamineed Caddahay – W/Q: Liibaan Mawel Shire
Waxay Ahayd Maalin Sabti Ah Bisha Aprilna Ay Tahay 13, Sanadka 2013ka Markii Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Uu Kulankii Sadexaad La Yeeshay Madaxwayne...
Somaliland oo Ka Hadashay Qodobbo ku jiray War-murtiyeedkii Shirkii London iyo Saamaynta Qaaddacadda Shirkaas ee Siyaasadda Khaarajiga
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay aragtideeda ku aaddan qodobbo ku jiray War-murtiyeed shalay laga soo saaray Shirkii London ee lagaga hadlayey taageerada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

