HomeShirkadda DNO oo Ka Hadashay Sababta ay u Danaynayso Sahaminta Shidaal Somaliland

Shirkadda DNO oo Ka Hadashay Sababta ay u Danaynayso Sahaminta Shidaal Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

DNO logoDubai (SLpost)- Shirkadda sahaminta shidaalka Norway ee DNO oo dhowaan Xukuumadda Somaliland heshiis kula saxeextay dalka Maraykanka, ayaa caddeysay sababta ay ugu dhiiradeen sahamin Shidaalka ee Somaliland.

Madaxa Hawl-gallada ee shirkadda Magne Normann, ayaa sheegay in Shirkaddoodu waayo-aragnimo u leedahay inay ku hawl-gasho xaalad kasta oo adag iyo Shidaal baadhista dalalka aan la aqoonsan.

Masuulkani waxa uu shegay in Shirkadda DNO ay markii u horreysay ku guuleysatay Shidaalka laga soo saaro gobolka Kurdistan ee dalka Ciraaq, “Hawlgalka Kurdistan halis looma arko, laakiin, 2004, markii aanu bilownay waxuu ahaa dal aan kaabayaal lahayn sahamin shidaal lahayn,” ayuu yidhi Mr Normann.

Marka laga yimaaddo heshiiska ay Somaliland la gashay, waxa ay shirkaddani sidoo kale ogolaanshiyo ka haysataa Sahamin Shidaal oo ay samaynayso dalka Tuniisiya.

Normann oo u warramay jariirrada The National ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, waxa uu ka warbixiyey caqadaha ay waayo-aragnimada u haystaan ee Shirkadaha Shidaalka kala soo gudboonaada meelaha qaar, waxaanu yidhi, “Kurdistan, ma jirin bangi lacagaha qalaad (dollar) bixiya, xataa ma jirin khad telefoon caalami ah laga dirsado. Somaliland meelo badan ayey iska shaabahaan, sida kaabayaal kooban, waa inaan keensanaa dhamaan qalabka aan u baahan nahay, sidii aanu ka samaynay Kurdistan sannadkii 2004.”

Waxa uu Sarkaalkani sheegay ka faa’idaysan doonaan baadhitaannada Shidaalka ee hore looga sameeyey Somaliland, “U adeegsiga qalab casri ah baadhitaanadii hore looga sameeyey, wax weyn ayey naga caawin doonaan,” ayuu yidhi Mr Normann.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories