Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

Gudomiyaha Tuulada Karin Oo Ku Taal Buurta Daalo Oo Mar Kale Qaylo Dhaan Ka Muujiyay Biyo La’aan Ka Jirta

Ceerigaabo (SLPOST)- Gudoomiyaha Tuulada Karin oo ku taal Buurta Daalo qaylo dhaan ka muujiyay Biyo la'aan ka jirta. Gudoomiyaha Magaalada Karin ee Gobolka Sanaag Maxamed...

“Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland Waxa Uu Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Shacbiga Somaliland”

Stockholm  (SLpost) – Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland; Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Murashaxa Madaxwaynaha, Murashax Madaxwayne ku Xigeenka ee Xisbiga,UCID, Iyo Guddoomiye...

18 MAY: Dabbaal-deggii Saaka ee Magaalada Hargeysa iyo Khudbad Qiime Badan ku Fadhida oo madaxweyne Siilaanyo Shacbiga Somaliland U Jeediyey (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Waxa Saaka Subaxnimadii Hore magaalada Hargeysa looga Dareeray Xuska Munaasibadda 18ka May  iyo Sannad-guurada 22aad ee La Soo noqoshada Madax-bannaanida Somaliland, Ka...

Madaxweynaha jamuuriyada somaliland Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo Oo Shacbiga u diray Farriin ku wajahan 22-guuradda xornimadda Somaliland

HARGEYSA (SLPOST)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmauud (Siilaanyo) ayaa shacbiga Somaliland ugu baaqay inay u midoobaan oo weyneeyaan munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay...

Jaamacadda ADMAS oo xaflad Balaadhan Ugu dabaal degtay Sanad-guuradda 22-aad ee Somaliland

Hargeysa (SLPOST)  Jaamacad ADMAS, ayaa caawa si balaadhan u xustay sanad guurad 22-aad ee ka soo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay madaxbanaanid jamhuuriyad Somaliland. Xaflad si...

Saldhiga magaalada Arabsiyo oo Gaadhi cusub uu ku wareejiyey wasiirka madaxtooyadu

Hargeysa (SLpost) Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta Baabuur cusub oo xaajiyad ah oo madaxweynaha Somaliland ugu deeqay ku wareejiyay saldhiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img