HomeSaldhiga magaalada Arabsiyo oo Gaadhi cusub uu ku wareejiyey wasiirka madaxtooyadu

Saldhiga magaalada Arabsiyo oo Gaadhi cusub uu ku wareejiyey wasiirka madaxtooyadu

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa (SLpost) Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta Baabuur cusub oo xaajiyad ah oo madaxweynaha Somaliland ugu deeqay ku wareejiyay saldhiga Booliska ee degmada Arabsiyo ee gobolka Gabiley.

Wasiirka wasaarada Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu baabuurkan soo gaadhsiiyo saldhiga booliska ee Arabsiyo.

“Baabuurkani waa kii madaxweynuhu idiinku balan qaaday ee aad ka codsateen dhawaan mar uu socdaal ku yimid gobolka Gabiley, xukuumad ahaan dedaal ayaanu u galaynaa inaanu wax ka qabano baahiyaha aasaasiga ah,”ayuu yidhi Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Wasiirka Madaxtooyadda oo hadalkiisa sii watay uu yidhi “Waxa kale oo xusid mudan in dayrkii xabaalaha Arabsiyo madaxweynuhu amar ka soo saaray oo la dhammeeyay mooskii lagu xidhayay xabaalaha Arabsiyo.”

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in gaadhigani uu wax wax weyn u tarayo ciidanka ka hawl-gala saldhiga booliska ee degmadda Arabsiyo. Waxaanu madaxda saldhigaasi u soo jeediyay inay ilaashadaan baabuurkan.

Taliyaha Boolisku waxa uu u mahad celiyay Madaxweynaha Somaliland oo ciidanka Booliska ee saldhiga Arabsiyo ugu deeqay baabuurkan.

Somalilandpost

Hargeysa

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories