DABAALDEGA 18KA MAY WAA LABALAAB – W/Q: Maxamed Cali
Laba arimoodba waa in la xusaa; Somaliland oo la soo noqotay dowladnimadeedii laga afduubay iyo iyada oo lagu sii xuujiyay diidmo qayaxan – Dhiibimayno...
Munaasibada iyo xuska 18-May-1991 – W/Q: Ridwaan Cabdi
Mudh weeye Sideed Midnimo dhaba Tobanku Milgo iyo Mariin u Yihiin Maatidu Magan iyo Martiba u tahoo Dadkii Madax iyo Midoobay Mijoo Maangaabkii Saluugay...
Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Nabagelyada iyo Difaaca ee Wakiillada oo iftiimiyey Muhiimadda Maamul-daadejintu u leedahay Gacan-ku-haynta Ammaanka Gobollada iyo Degmooyinka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Nabadgelyada, Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, ayaa ka hadlay nusqaan uu tilmaamay inay ka...
The Somaliland Development Fund (SDF): What it is and How it Works – By Dr Hassan Jama
The objective of the SDF is to provide an external development budget, for the Government of Somaliland (GoSL), aligned to and financing the programmes and projects of the 5 year National Development Plan, channelled through more predictable Core Budget funding modality in which the Somaliland Government participates, namely, through the Somaliland Development Fund (SDF). The SDF will be managed by a fund manager who is, on the one hand, entrusted with the mandate of fiduciary agent responsible for financial management and procurement, and on the other, provides operational technical assistance to the GoSL on a development strategy anchored, results-based, multi- year budget process.
Ma inagaa iska damaashaadna 18 May, mise aduunweynaha ayaynu gaadhsiinaa Qadiyadeenna? – W/Q: Ali Dhinbil
Runtii 22kii sano ee ka soo wareegtey xornimadii Somaliland waxay isaga badnayd damaashaad iyo is xasuusin ku saabsan gooni isu taageena iyo inaynu la...
Somaliland: Qaran Iskii Isku Caashaqay! – FAALLO: Abdifatah Sh.Nuux Jaamac (Suldaanka)
Faa’iidada uu qofku ka helo waayo-aragnimada mudadii uu soo jiray, mid u dhiganta ayay umaduhuna ka helaan cibrooyinka taariikhdii soo martay. Hadaba, aan hadalka...
Cibrooyinkii Ku Dugnaa Hanaqaadkii Somaliland – W/Q: C/Raxmaan C/Laahi (Wirdaani) – Q.2aad
GEN. Maxamed Siyaad Barre waxa uu inqilaab milatari ku qabsadey jamhuuriyadii somaliya sanadkii 1969 maalin salaasa ah, waxa inqilaabkaa la sameeyey 24 sarkaal boolis iyo milatari isku jirey, 1974 ayuu ku dhawaaqey xisbigii hanti wadaaga kacaanka somaliya, dawaladii kacaanku waxay ku taalaabsatey harumar balaadhan oo dhinac kasta ah sanadihii u dhaxeeyey 1969-1976, harumarkaa waxa ka mid ahaa.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

