HomeGudomiyaha Tuulada Karin Oo Ku Taal Buurta Daalo Oo Mar Kale Qaylo...

Gudomiyaha Tuulada Karin Oo Ku Taal Buurta Daalo Oo Mar Kale Qaylo Dhaan Ka Muujiyay Biyo La’aan Ka Jirta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ceerigaabo (SLPOST)- Gudoomiyaha Tuulada Karin oo ku taal Buurta Daalo qaylo dhaan ka muujiyay Biyo la’aan ka jirta.

Gudoomiyaha Magaalada Karin ee Gobolka Sanaag Maxamed Ducaale Shire ee ku taala afaafka hore ee buurta quruxda badan ee daalo
ayaa cabasho ka muujiyay Biyo la,aan ka haysata magaalada iyo dadka deegaanka.

karin

Mar aan kula nay magaalada oo aan dhawaan Booqanay Buurta daalo oo ah meel aad u quruxbadan isla markaana ah meesha ugu haboon dalxiiska,ayuu Gudoomiyuhu nooga waramay xaalada buurta iyo ta degaan oo uu farta ku fiiqay in ay u baahanyihiin biyo maadaama ay dad badani ku nool yihiin degaankan oo ay buuro ku hareeraysanyihiin.Gudoomiyaha oo arimaaas ka hadlayana waxa hadaladiisii ka mid ahaa

”Anigoo ku hadlaaya Magaca magaaladan aynu joogno oo ah Karin,iyadoo aya meeshani ku taalo Meel aad u istaraaji ah Buurta daalo ayay kadin u tahay waxaa kale oo dinaca ka xiga Buurta dheer ee Surad waxaakle oo ay marin u tahay Wadada Tagta Maydh,meeshan waxaa ku nool dad aad u tiro badan oo magaaladani u tahay halbawle,waxaa kale oo la ogayahay Daalo waa meesha kaliya ee dalxiis dalku leeyahay ee ku hodan ah dhirta Noocyadeeda dabiiciga ah,dhinaca kalena ay naga saarantahay Buurtaas Surad ee dhereka taariikda dalka kaga Jirta,dibaatada ugu badan ee na haysataa dadka degaanku waa Biyaha oo aan wali aanay waxba ka qaban dawlada iyo hay,adaha biyaha ku shaqada lihi Maantadan dadka degaanku way ka shirayeen sidii ay baahida Biyood uga Bixi lahaayeen laakiin waxaa muhiim ah inay Gacan ka helaan dawlada iyo cidii kale ee ak gacan qabankarta.

Waxaana Hubaal hadii degaankani uu helo Biyo waxay wax ka tari lahayd dhaqaalaha iyo dalxiiska iyo waliba Nolosha dadka degaanka, waxaan hay,adaha iyo Xukuumadaba in wax nalooga qabto baahida biyaha.

Si kastaba ha ahaatee Degaankan oo aanu booqanay ayaa waxaa ku nool dadaad u badan kuwaas oo dhibaato nbadani ka haysato xaga biyahaya oo aad uga Fog.isla markaana aanay ka war hayn Xukuumadu maadaama ay Gobtani tahay isa kaliya ee degaan ee qurux iyo dalxiis ee uu ku faani karo dalku.Sdoo kale waxay wax ka tari laaysd adii halkani ay biyo hesho miisaaniyad dalka iyo dhaqaalaha.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories