Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

Maamulka Gobolka Maroodijeex Oo ka Dareen-celiyey Qaabka Shacabka ay Shacbigu isugu soo baxeen Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland

Hargeysa(SLpost)- Maamulka Gobolka Maroodi-jeex ee Caasimadda Hargeysa ka mid tahay, ayaa muujiyey dareenkooda ku aaddan qaabka ay shacabka Somaliland, gaar ahaan kuwa Hargeysa, isugu...

Koob Kubada Cagta ah oo Lagu Waynayey Munaasibada 18-Ka May oo ka dhacday Magaalada Birmingham UK & {Daawo Sawirada + Warbixin}

Ciyaar aad uxiiso badan ayaa shalay gelinkii danbe waxaa lagu qabtay Garoonka Power league Stadion  Aston lichfield Road ee magaalada 2aad ee Ingiriiska Birmingham Uk, Hawsha...

Mahadho (Gabay) – W/T: C/Rashiid Khadar Jaamac

Waa gabay aan ugu talo galay munaasibada sanad guurada 22 aad ee 18 ka may Waa maalin gabaygaan marshaa maangal uu yahay Waa maalin tixihii mudhnaa...

UCID oo Masuul Saaxadda Siyaasadda ku cusub u magacaabay Xoghayaha Arrimaha Debedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Xisbiga

Stockholm (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa Xoghayaha Arrimaha Debedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah u magacaabay Yusuf Isaak Budle oo ah Aqoonyahan ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img