HomeWeftigii ka socday Xukuumadda Dhexe ee ku gudo-jiray Waan-waanta Beelaha Walaalaha ah...

Weftigii ka socday Xukuumadda Dhexe ee ku gudo-jiray Waan-waanta Beelaha Walaalaha ah oo maanta Gaadhay Degmada Xariirad

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Borame (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Gaashaan dhiga Md Axmed Xaji Cali Cadami iyo wafti uu hogaminayo ayaa maanta gaadhay  degmada xariirad ee gobolka salal  socdaalkaas   oo la xidhiidha   u kuurgalida   hawlaha nabad galyada ee degaankaasi .

Wasiirka iyo waftigiisa oo ay ka mid yihiin wasiirka  wasaaradda xanaanada xoolaha  Dr Cabdi Aw Daahir  iyo wasiirka duulista iyo hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo maalintii shalay socdaal shaqo ku tagay xarunta gobolka Awdal ee Boorama, ayaa maanta u gudbay dhinaca gobolka salal isla markaana gaadhay dagmada xariirad .

Waftiga  oo socdaalkooda uu ku weheliyay gudoomiye ku xigaeenka gobolka awdal  mudane cabdi nuur sugaal ayaa markii ay gaadheen dagmada xariirad waxa halkas ku soo dhaweeyey maayeka dagmada iyo taliye ku xigeenka hogaanka  ciidanka birmadka .

WasiiroWasiirka gaashaan-dhigga oo ciidamada qaranka eedegmadaas  ku sugan hadal u jeediyay ayaa ku bogaadiyey doorka ay ka qaataan hawlaha nabadda , kuna adkeeyay  inay dedaalkooda ku wajahan arrimaha nabadgalyada degaankaas ay sii laban laabaan.

Waftiga ayaa inta ay ku guda jiraan socdalkooda degmada Xariirad waxa ay kulamo kala yeelan doonaan duqayda iyo waxgaradka degaankaas sidii loo sii aadkayn lahaa nabad galyada.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories