HomeWasiir Samsam: Ma Bannaan Tahay In Dugsiyada Hargeysa Loo Fasaxo Ciidaha Kiristanka?...

Wasiir Samsam: Ma Bannaan Tahay In Dugsiyada Hargeysa Loo Fasaxo Ciidaha Kiristanka? – W/Q: Maxamed A. Jaamac

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Aniga oo ah arday wax ka barta magaalada Hargeysa waxa aan jeclaystay inaan bulshada la wadaago arrin aan la yaabay. Caadi ahaan waxa dugsiyada la fasaxaa laba goor oo kala ah bisha koowaad iyo bilaha 6-7aad ee sannad kasta, iyada oo la qaado laba imtixaan.

Dugsiga aan dhigan jiray oo ahaa Nuuradiin qaybta Jigjiga yar waxa la qaadaa saddex imtixaan oo sharciga baalmarsan, kii koowaad waxa nalaga qaaday dhammaadkii Disember/2012-ka, waxa nala fasaxay 25/Disember-02/Jeneweri/2013..

Markii aannu soo noqonay ayaan weydiiyay C/Raxmaan Maxamed Cali oo ah xisaabiyaha dugsiga Nuuradiin waxa naloo fasaxay ee tacliintayada nalooga kala gooyay waxaanu yidhi “Dugsigeennu waa mid caalami ah oo xidhiidh la leh kuwo ku yaalla Itoobiya, Jabuuti, Ingiriiska, Maleeshiya iyo meelo kale. Maalmahanna adduunku waa fasax oo ururro aynu ku jirno ayaa sharcigoodu yahay waana maalmihii Diinta Kiristaanka, sidaas ayaa la idiin fasaxay”.

Markii aan intaas aan ogaaday ayaan degdeg u dalbaday in beddelkayga la i siiyo, waalidkayna way iga aqbaleen, ee haddaba waxa aan Wasiir Samsam iyo Bulshada weydiin lahaa

1.      Maxaad kala socotaan fasaxyadan xaaraanta ah iyo saddexda imtixaan ee sharci-darrada ah?

2.      Sidee ayaa Nuuradiin looga oggolaaday inay imtixaanka form four-ka u fadhiistaan iyagoo saddex sanno waxbartay, qaanuunkuna afar sanno yahay?

3.      Maxaa tallaabo ah ee laga qaadi karaa arrimahan kor ku xusan?

Maxamed Axmed Jaamac

maxadjaamac@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories