Xukuumadda oo ka hadashay Saamaynta Cunaqabataynta Hubka ee laga qaadayo Somalia ku leedahay Somaliland Iyo Isku-dhac Dhexmaray Laba Beelood
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay ka soo horjeeddo in cuno-qabataynta hubka laga qaado Soomaaliya. Taasi oo Golaha Ammaanka ee Qarramadda...
SOMALILAND: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin – Qormada 2aad ~ Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale
Innagu in aynu sas qaadno ma aha, xukuumaddeenuna in ay inaga darto oo sakati sii qaaddo ma aha. Ma aha in ay ku waalato...
Guddida Heer Qaran ee Xakamaynta Xanuunka HIV/AIDS oo Madaxtooyada Hor dhigay Warbixin Sanadeedkoodii
Hargeysa (SLpost)- Guddida heer qaran ee la dagaalanka iyo xakamaynta cudurka HIV/AIDS ayaa shalay Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi ISmaaciil (Saylici)...
Madaxweynihiii Venezueal, Hugo Chavez, oo Geeriyooday
Madaxweynihii wadanka Venzuela, Hugo Chaves oo muddooyinkii u dambeeyey la ildarnaa xanuunka Cancerka, ayaa shalay galinkii dambe ku geeriyooday cusbitaal Milatari oo ku yaala...
Xukuumadda Somaliland oo ka warbixisay Nuxurka Heshiisyo wada-shaqayneed oo ay Isku Af-garteen dalka Holland
Rotterdam (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar, ayaa sheegay in markii u horaysay taariikhda wadashaqayn cusub...
SOMALILAND: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin – Qormada 1aad ~ Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale
“Faraskuna ma daallana, Sidaan doorarkii hore, Duullimaadka ugu galay, Kaba sii dur-duro dheer, Daabki waranka kama jabin, Wax siduu u dili jiray, Kaba sii dar-dara-kulul, Dantu seexo ima odhan, Siday ii diraysay, Weli...
Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga madaxtooyada ku Qaabiley Ardayda Dugsiyada Sare ee Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay xubno ka mid ah ardeyda dhigata dugsiyada sare gobolka Maroodijeex Ardeydan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

