Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

SOMALILAND: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin – Qormada 3aad ~ Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale

Innaga oo aan Qodobbada oo dhan soo wada qaadanayn, bal aan ku yar hakanno Qodobka: 3aad oo isaguna dhigaya:   “Waxay labada dhinacba u darban...

Hargeysa: Khasaaraha Dab ka Kacay Xaafadda Isku-raranta ah ee State-Houseka

Hargeysa (SLpost)- Xaafadda State-House-ka ee magaalada Hargeysa oo  maanta gelinkii dambe ka kacay, ayaa waxa ku shufbeelay in ku dhow 300 oo guri, ka...

Number of Syrian refugees hits million mark

Syria (SLpost)A million Syrians have fled their country since a deadly civil conflict erupted two years ago, the UN refugee agency says. The UN High...

Xubnihii xisbiga Wadani ee uk oo iscasiley

London 07March13 (SLpost) xubnihii uk ee xisbiga wadani ee uk ayaa nooloo xaqiijiyay in dhamaan ay iska casileen xilalkii ay hayeen ka dib khilaaf...

Taariikhda Dhabta ah ee Sideedda March (08 March) – W.Q: Cali Coomay

Sanadkii 1857 kii bishii sadexaad sideedeedii waxa mudaharaaday dumar ka shaqaynayey magaalada NEW YORK ee dalka maraykan, iyagoo ka cabanayey mushahar yari iyo culays xad-dhaaf ah, oo ka soo waajahay shaqada. Booliska magaalada NEW YORK ayaa xoog ku kala dareeriyey, aakhirkiina waxa istaagay mudaharaadkii. Isla maalintaasi dumarkii mudaharaaday waxay samaysteen urur u dooda xaqooda iyo mushahar yaraanta soo food saartay.

‘Compare Scotland to Somaliland!’ – Prof. Abdisalam Yassin Mohamed

In a recent article written in Somali, Mr. Saeed Mohamed Gees, a highly respectable Somaliland politician and scholar, compared the case of Scotland to...

Berri ama Aroorta xaggaan joognaa? – W/Q: Xuseen Jaamac Guudcadde

Mahad oo dhan Illaahay baa leh nabadgelyo iyo naxariisna rasuulkeena korkiisa ha ahaato. Su'aashan dad badan ayaa laga yaabaa inay si degdega uga jawaabaan marka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img