KENYA: Tirada Codadka La Tiriyey oo Muujinayay in Si Weyn laysugu dhowyahay Natiijada Doorashada
Nairobi (SLpost)- Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Kenya, Uhur Kenyata ayaa hogaanka u haya natiijooyinka hordhaca ah ee ilaa hadda codadka la tiriyay doorashadii...
Sekedaha Caanka ah! – W/Q: A/Fataax [Ceelaabe]
Dadkii hore iyo kuwa Wakhtiganiba waxa ay Yihiin kuwo si isku Mid ah Aduunyada u camiri Jirey.Qurxinta iyo Dhismaha Daaro kala duwan Marna Aduunka...
Dowlada chad oo sheegtey iney dileen Mukhtar Bil Mukhta oo ahaa hogaamiyii ugu sareeyey mitidkii islaamiyiinta
Ghad (SLpost) Dawladda Chad waxay sheegtay militrigeedu inuu dilay ninkii u sareeyey mintidiinta islaamiga ah ee waqooyiga Africa. Mukhtar Bil Mukhtar waxaa looga shaki...
Doorashadii dalka kiiniya oo codbixintii loo dareerey maanta oo ay bishu aheyd 04/03/2013
Kenya (SLpost) kumanaan dad ah ayaa wali codkooda dhiibanaya iyadoo saacadaha codbixinta la kordhiyay goobaha qaar si looga ogolaado in ay codeeyaan dad wali...
TACSI
Said Gabobe, Mahamud Halac, abdinasirAdan Cadeh ,Ismael Dholayare,Fo si Abu Khalil,Abdiwahab haji Hassan ,Ali haji,Yassin sheiko x arir, Ismael Abdi , abdirasag canjex,Mahamed Cawil,Salax mahamed salax, ...
Jidh Qurxin, mise Caqli Qurxin? – W/Q: Cali Coomay
Guud ahaan dadka waxay u kala qaybsamaan dad ku mashquulsan yihiin jidhkooda, halka qaar kalena ay ku mashquulsan yihiin caqligooda sidii ay u horumarin lahaayeen. Afkaarta ay kala aaminsan yihiin ayaa ah, in qaarkood ay isku buuxiyaan dhar iyo xarago, halka qaarkoodna ay aaminsan yihiin inuu waxa maskaxdooda ku jiraan meel kasta ku mari karo.
Taageerada Xukuumada Federaalka Somaliya u Fidisay Maxamed Cali Samatar iyo Jawaabtii Liidatay ee Xukuumada Somaliland ka Bixisay – W/Q: Cabdi Axmed
Hore ayay Xukuumada Somaliland inoogu sheegtay in aqoonsiga Maraykanku siiyay Xukuumada Somaliya aanu wax saamayn ah ku yeelan doonin danaha Somaliland. Hase yeeshee, waxaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

