HomeHargeysa: Khasaaraha Dab ka Kacay Xaafadda Isku-raranta ah ee State-Houseka

Hargeysa: Khasaaraha Dab ka Kacay Xaafadda Isku-raranta ah ee State-Houseka

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost)- Xaafadda State-House-ka ee magaalada Hargeysa oo  maanta gelinkii dambe ka kacay, ayaa waxa ku shufbeelay in ku dhow 300 oo guri, ka dib markii uu dab ka kacay wejehadda Galbeed ee xaafaddaas.

Xaafaddan oo ah Isku-raran ay deggen yihiin dadka ka soo noqday Qaxoontiyada ka soo noqday dalalka jaarka iyo danyar ku barakacday nawaaxiga magaalada, isla markaana ka samaysan Buulal, ayaa waxa u gurmaday gaadiidka dab-demiska ee Dawladda Hoose iyo Shirkadda Dahabshiil.

State-house-kaIlaa hadda lama oga sababta dhalisay dabkan oo qiiqii ka kacay laga arkayey inta badan xaafadaha galbeedka Magaalada Hargeysa, balse waxa uu baa’biiyey guryo badan oo ahaa buulal yaryar oo ay degganaayeen dadka danyarta ah ee xaafadaasi, waxaana wariyayaasha halkaasi gaadhay sheegeen in guryaha uu dabkaasi baa’biiyey ay gaadhayaan ttobanaan guri oo nooca buulasha ah.

Gaadiidka dab-damista ee dawladda hoose iyo kuwo shirkada Dahabshiil, ayaa u gurmaday halka dabkani ka kacay, waxayna ku guulaysteen inay hakiyaan oo ay bakhtiiyaan  dabkaasi oo dabayshu si aad ah u shidaysay.

Dabkan oo si xawli ah u socday ayaa waxa uu markii dambe gaadhay Guryo Bangalooyin ah oo ku yaala nawaaxiga aqalka Martida ee Caasimadda Hargeysa oo ku yaala Koonfur/Galbeed ee magaalada.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories