HomeMadaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo Galabta Gaadhay magaalada Addis Ababa, Caawana u...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo Galabta Gaadhay magaalada Addis Ababa, Caawana u Ambabaxaya dalka Turkiga (Sawirro)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay galabnimadii Soo gaadhay, Xarunta oo looga arimiyo wadanka Ethiopia ee Addis Ababa.

Madaxweynaha iyo waftigiisuba Saacado kooban ayay Transit ku ahaan doonaan Addis Ababa waxaanay uga sii gudbayaan dalka Turkiga oo ay martiqaad rasmi ah ka heleen. Waxaana magaalada Addis Ababa ku soo dhaweeyey Safiirka Somaliland u fadhiya Ethiopia Md Aadan Nuur Dhuulle iyo xubno ka tirsan Safaaradda Somaliland ee Ethiopia.

Madaxwaynaha Somaliland waxa wafigiisa  ka mida Marwada madaxaynaha Aamina-waris, Wasiirka madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan, Wasiirka Dib u dejinta Saleeban Xagle-toosiye iyo Wariyaha khaaska ah ee madaxwaynaha Somaliland Siciid-Maazim Axmed Caawale. Wefiga madaxaynaha  waxa kusii sugaya dalka Turkiga xubno ka tirsan golaha wasiirada Somaliland. Muddada uu madaxweynuhu ku sugan yahay dalka Turkiga waxay kulamo la yeelan doonaan masuuliyiin  ka tirsan xukuumadda Turkiga oo uu ugu horreeyo Raysal wasaare Rajab Tayib Ordogan.

Wariye Maazim Axmed Cawaale

maazim_10@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories