HomeOgeysiis ku saabasan Dhismaha Burco Airport‏

Ogeysiis ku saabasan Dhismaha Burco Airport‏

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Waxaa dhamaan Somaliland community ee ku nool UK, khaasatan magaalada London la ogeysiinayaa.

Inay isugu yimaadaan shir aad u muhiim ah oo ku saabsan dhisida garoonka diyaaradaha ee gobolka Togdheer  amaba Burco Airport.

Waxaa ayaamahanba sida dad badani newska kale socdeen inala joogey laba xildhibaan oo socdaal ku yimi wadamada Europe ee aay UK ka mid tahay, oo kal ah:

Xildhibaan Mohamed Haaji Yuusuf  (waabeeyo)

Iyo Xildhibaan Ali Hassan Mohamed  (Ali Mareexaan)

iyo weliba Akhyaar reer UK ah, oo aay ka mid yihiin Suldaan Mahamud Haaji Hussein, gudoomiyaha UK Somaliland iyo wakiilo Somaliland u fadhiya UK.

Shirku wuxuu ka dhacayaa Shepherd Bush, oo runtii u dhexdhexaad ah magaalada London, Markaa dhalinyaro iyo waayeelba waxaa laydinka codsanayaa inaad isisoo xilqaantaan, madaama Reer Somaliland aay weligoodba iskaa wax u qabso wadankooda ku dhisan jireen.  Dadkuna maaha inay u fahmaan inaanay wax la qaban Karin ama ka soo qayb geli Karin shirka mar hadaan magaaladoodii originally aay ka yimaadeed aan laga dhiseyn airportka.  Waayo beri ka maalin markagobaladaa kale laga bilaabo dhisida garoon diyaaradeed sida Sool iyo Sanaag, iyagana halkaas uun baynu uga guntanaynaa mar labaad iyo mar sadexaadba………… Waxaanu idinkula dardaarmaynaa hadaanu nahay qabanqaabiyaayasha inaad weligiin ogaataan amaba fahantaan danta guud ee inaga dhaxaysa hadaynu nahay xoriyad doonka reer Somaliland.  Ilaahayna waxaan ka baryaynaa in dadka reer Somaliland uu xaqa tuso, kana dhigo kuwo dadkooda, dalkooda iyo diintooda wax u qabta…………..

Wakhtiga, meesha iyo maalinta shirka la qabanayaa waa sidan hoos ku qoran:

Sunday 10th of March

Time :1700 – 2100

Egyptian House

95 Bloemfontein road

Shepherd Bush

London W12 7DA

http://streetmap.co.uk/map.srf?x=522607&y=180657&z=0&sv=W12+7DA&st=2&pc=W12+7DA&mapp=map.srf&searchp=ids.srf

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories