Digreetooyinkii Madaxweyne Siilaanyo Xalay soo Saaray oo Bedka Soo Dhigay Khilaaf Huursana oo Madaxweynah iyo ku-xigeenkiisa u dhexeeyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo ku xigeen ku xigeenka Somaliland, ayaa waxa soo kala dhex galay khilaaf dibada u...
Badhasaabbadii Gobollada Dalka oo Madaxweyne Siilaanyo isku beddelay iyo Qaar Xilka laga qaaday
Hargeys (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-1568/022013 uu isku bedel ku sameeyey Badhasaabada...
Madaxweyne Siilaanyo oo Xubno Cusub ku soo Daray Golihiisa Wasiirrada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa masuuliyiin cusub ku soo kordhay Golaha Wasiirrada, isaga oo Wasiir ku-xigeenno u magacaabay wasaaradda...
Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Maareeyayaashii Hay’adda Xidhiidhinta Raashinka iyo Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka, beddelkoodana magacaabay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilkii ka qaaday Maareeyihii Hay’adda Xidhiidhinta Raashinka iyo Maareeyihii Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Md Maxamed...
IRAN oo u Hanjabtay Israa’iil ~ “Way ka Shallayn doontaa Weerarka Suuriya”
Dimishiq (SLpost)- Sarkaal Sare oo ka socda Dalka Iiraan oo booqasho ku jooga caasimadda Dalka Suuriya ee Dimishiq, ayaa ku Hanjabay Israa’iil inay ka...
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Awdal oo Ka Warbixiyey Xaaladda Amni iyo tirada faldambiyeedyada la diiwaangeliyey sannadkii hore
Boorama (SLpost)- Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Awdal Axmed Xasan Cabdiraxmaan (Ilka-Case), ayaa ka warbixiyey xaaladda Amniga ee gobolka iyo kaalinta ay ciidamada boolisku...
Hoggaanka UCID (Faysal iyo Jamaal) iyo Dareen-celintooda Shakhsiyadda Xaaji Cabdi – W/Q: Siciid Gahayr (Hargeysaawi)
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID waxa uu ka mid yahay hal-doorka kaalinta mugga leh ka geystay buugga Xaaji Cabdi-Waraabe mid...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

