Monthly Archives: February, 2013

spot_imgspot_img

Ma laga yaabaa Inay Is-waafaqaan Maansada Hal-door iyo Barnaamijka Qiimee Qofkaagu? – Qalinka: Khadar Maxamed Faarax

Maansadan uu magaceedu yahay “Hal-door”, waxa curiyay Siciid Maxamuud Gahayr “Hargeysaawi”, waxaanay soo baxday 13/06/2011. Siciid waxa uu si mug iyo miisaan leh u...

Hal-doorka Haweenka: Faadumo Siciid Ibraahin (1aad) W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

13/06/2011-ka ayaan curiyay tix magaceedu yahay Hal-door, oo aan ku xusay dhacdooyin iyo dad mudan ah oo door weyn ugu jira Somaliland kala ahna...

Xildhibaan Ka Mid Ah Baarlamaanka Soomaaliya Oo Booliska Gobolka Gabiley qabteen

Gabiley(slpost)-Ciidamada booliska Gobolka Gabiley ee  ayaa maanta qabtay xildhibaan ka tirsan baarlamanka Somaliya. sida uu sheegay taliya ciidanka qaybta Gobolka Gabiley. Taliyaha oo maanta u warramay...

Ardayad Wax ka barata Dugsiga AbaarsoTech oo Deeq Waxbarasho ka Heshay Jaamacad Maraykan ah iyo Wasiirka Waxbarashada oo Bogaadisay

Hargeysa (SLpost)- Nimco Axmed Ismaaciil oo ah gabadh da’ yar oo dhigata fasalka afraad ee dugsiga Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee Abaarso, ayaa dhawaan ay...

Xubin ka tirsan Shaqaalaha Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) oo Abaalmarin ku guulaystay

New York (SLpost)- Xubin ka tirsan shaqaalaha Hay'adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa guddoomey Abaal-marin laga bixiyay kal-fadhiga guud ee dhalinyarada Qaramada Midoobey. Xuseen...

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Gelinkii Dambe ka dhoofay Dalka, una sii Jeeda Britian

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta gelinkii dambe ka dhoofay gegida diyaaradaha Caalamiga ee Egal International Airport ee magaalada...

Safaaradda Maraykanka ee Kenya oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u Socdaalaan Somaliland

Hargaysa (SLpost)-safarada maraykan ku kuleyahay magalada Norobi ee dalka kenya ayaa soo sartay digninku wajahan mawadininteda ku nool somaliland iyada oo uga digays khatar...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img