HomeHoggaanka UCID (Faysal iyo Jamaal) iyo Dareen-celintooda Shakhsiyadda Xaaji Cabdi - W/Q:...

Hoggaanka UCID (Faysal iyo Jamaal) iyo Dareen-celintooda Shakhsiyadda Xaaji Cabdi – W/Q: Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr
Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID waxa uu ka mid yahay hal-doorka kaalinta mugga leh ka geystay buugga Xaaji Cabdi-Waraabe mid dhaqaale iyo mid marag-furba, 06/Jenewari/2012 ayaan  Hargeysa ku weydiiyay aqoonta ka dhaxaysa Xaaji Cabdi waxaanu ku jawaabay “Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi-Waraabe) waa odayga odayada reer Somaliland. Wuxuu taariikhda ku gelayaa doorkii uu nabadda ka soo ciyaaray ee ay Somaliland ku samaysantay.Waa af-tahan iyo tiir ay Somaliland xusi doonto weligii”

Sidoo kale Engineer Faysal Cali-Waraabe, Guddoomiyeha Xisbiga UCID oo ay Xaaji Cabdi soo wada shaqeeyeen aabbihii Caaqil Cali Xuseen oo aan 13/07/2011-ka ku weydiiyay Hargeysa dareen-celin ku saabsan aragtidiisa ku aaddan Xaaji Cabdi ayaa yidhi “Xaaji Cabdi sida aad maqashay aabbahay ayey in badan soo wada shaqeeyeen, waana laba nin oo ilmaadeer saddexaad ah isla markaana habar-waadaag ah.

Xaaji Cabdi  waxa uu ku caan-baxay nin nabadeed, illaa markuu yaraa ee uu iska diidday in u dilo ninkii lagu tuhunsaana in uu aabbihii dilay. Anigu markasta waxaan idhaa anigu waxaan doonaya inaan maro tubta Xaaji Cabdi oo aan mar kastaba la safto nabadda.

Anigu Xaajiga waxaan ka helay gacan markii aan af-hayeenka u ahaa guddidii nabadda ee Soomaliland, wakhtigii adkaa ee dagalladii sookeye 1994-1996. Waana markii u horraysay ee aanu isku dhinac noqonnay illa iyo intaan talada shacbiga cod ku yeeshay laga bilaabo 1979kii.

Xaajiga mabda’iisa labaad waxaa weeye in aan xukummadda lagu diidin wax aan ahayn diinta ka baxa. Waa halkaa meesha aanu aniga iyo isagu markastaba ku kala tagnaa, laga bilaabo tii Siyaad oo uu la socday illaa 1988kii, tii Cigaal iyo  Riyaale oo uu si indha la’aan ah u taageerayey, iyo tan hadda joogta (Xukuumadda Siilaanyo) oo uu leeyahay yaan wax laga sheegin.

Markaa xagga xukuumadda Xaajiga waxaa laga soo wariyey in uu yidhi “anigu kursiga ayaan la saaxib ahay”. Waxaa laga yaabaa in sama-talisnimadu la gashay fikradda, waxbadan oo u ka taliyey oo lagu diiday oo lagu jabayna waa la hayaa.

 

Allaa Mahad Leh”

 

Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

Akadamiga Waxbarashada iyo Cilmi-baadhista (ERA) 

saedmgahair@hotmail.com

Facebook: Saeed Mohamoud Gahair

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories