Madexweynaha Somaliland oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London
London (SLPOST)- Madaxweynaha Jamuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Siweyn Logu Soo Dhaweyey Magalada London. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo...
Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan: Intaan Ka Arkay (3)- W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Abbaarta ama doonitaanka 3aad ee aan u gudbiyay Golaha Xukuumaddu waxa uu kabka qayb ahaan dhaqaalaha ku baxaya dhigane sooyaal oo aan waday (SAMO-TALIS)... ...
Wadanka Britain Oo Laga Helay In Lagu Dhex-daro Hilibka Fardaha cuntooyin lagu sameeyo
London(SLpost) Waxa beryahan dambe soo badaneesay hadal haynta in hilibka fardaha lagu iibiyo dukaamada hilibka ee wadanka Britain. Arintan ayaa cirka isku sii shareertay...
Kaluumaysato Reer Yemen Ah Oo Dooni kula Degtay Xeebta Gobolka Sanaag oo ay Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland Badbaadiyeen
Maydh (SLpost) Feb.08, 2013 – Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa badbaadiyey nolosha shan bad-maaxayaal reer Yemen ah oo shalay dooni Kaluumaysi oo ay wateen...
Ciidamada Liyuu Booliska oo Qof Rayid ah Ku Dilay Degmada Xarshin iyo Dhacdadii hore ee Xasuuqa loogu Geystay Shacabka tuulada Cilmi-Xirsi oo Aan Waxba...
Xarshin (SLpost)- Ciidamada Liyuu Booliis ee kililka shanaad ee Itoobiya, ayaa Arbacadii toddobaadkii tegay ku dilay deegaanka Faarax Liibaan ee Degmada Xarshin marxuum magaciisu...
Calaamadaha Lagu Garto Gabadha Wax Jecel – W/Q: Cali Coomay
Gabdhuhu way kala duwan yihiin dabeecad ahaan, taasina waxay keeni kartaa in ay ku kala du wanaadaan calaamadaha ay u muujiyaan marka ay wax...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

