HomeWadanka Britain Oo Laga Helay In Lagu Dhex-daro Hilibka Fardaha cuntooyin lagu...

Wadanka Britain Oo Laga Helay In Lagu Dhex-daro Hilibka Fardaha cuntooyin lagu sameeyo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London(SLpost)  Waxa beryahan dambe soo badaneesay hadal haynta in hilibka fardaha lagu iibiyo dukaamada hilibka ee wadanka Britain. Arintan ayaa cirka isku sii shareertay kadib, markii shirkad ka mida shirkadaha ka ganacsada cuntada hilibka laga sameeyo ay si toosa u qiratay in cuntada ay soo saarto uu ku jiro hilibka farduhu.

Shirkada Findus oo ka mida shirkadaha ugu waaweyn ee ka shaqeeya cuntooyinka laga sameeyo hilibka ayaa sheegtay in 18 ka mida cuntada ay soo saarto ee loo yaqaan ” beef lasagne products’ ay 11 ka mida ku jiro hilibka farduhu.

blank

Wasiirka cuntada ee dalka Britain ayaa shacabka ugu baaqay inay is dejiyaan isla markaana aanay daadin hilibka ugu jira talaagadaha, ilaa inta war dheeraadi kasoo baxayo. Mr David Heath ayaa mar uu la hadlaayay Television ka BBC da u sheegay dadweynaha inay sii wataan cunista iyo iibsashada hilibka caadigaa.

Hay’ada qaabilsan ilaalinta iyo cabirka heerka cuntada ee dalka Britain ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan FSA ayaa sheegtay inaanay jirin sabab caafimaad oo arintan looga shakiyo, isla markaana sidii caadiga ahayd loosii wato ka adeegashadii laga adeegan jiray dukaamada hilibka.

Xisbiga mucaaridka ee Labour party ga ayaa dalbanaya in arintan ay boolisku soo fara geliyaan, oo baadhitaan intan hada ay sameesay hay’ada cuntadu ka badan la sameeyo.

Isku soo wada duuboo arintan ayaa walaac ween ku abuurtay dadka wadanka Britain, iyadoo shaki iyo sas weyn laga qaaday  cunista Hilibka.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories