GABAY: Ilmadii Yaxaaska – W/T: Axmed Cabdilaahi Maxamuud (Fartaag)
Gabaygan loogu magac Daray waxa tiriyey Hal-abuurka Da’da yare e Axmed Cabdilaahi Maxamuud (Fartaag). Abwaanku waxa uu gabaygiisa ku muujinayaa Guul-darradii laga dhaxlay...
AMISOM iyo Ciidamada Soomaaliya oo dagaal gaadmo ah ku qaadey ciidamo katirsan al shabaab
Dhoobley (SLpost)- Sida lagu sheegay war saxaafadeeda ka soo baxay Amisom, ciidamada dowlada Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa Amisom ayaa maanta weerar kadis...
Afhayeenka Mucaaradka Jabuuti oo loo soo celiyey xoriyadiisii maanta
Siyaasigan oo maanta dib u helay xurriyadiisii ayaa xidhnaa muddo laba maalmood ah isaga oo lagu eedeeyay in uu ku dhiirigalay dawladda Eritrea in...
London:(Somaliland United Forum) oo laga dhawaqay wadanka Ingriiska Casimadiisa London
London (SLpost)- Waxa habeen hore ka dhacay caasimada wadankan london shir balaadhan oo ay isku yimadeen aqoon yahano Somaliland oo isagu jira siyaasiyiin iyo...
MEHER WACAN: Keyse Cabdi Xirsi iyo Nimco Xasan Cabdi
1. Naasir Yuusuf Daahir 2. C/risaaq Axmed Jaamac 3. Sahal Axmed Maxamed 4. Maxamed Cabdi yoonis 5. Khadar Axmed Warsame 6. C/khaalaq Cabdilaahi Aw Maxamed 7. Mukhtaar Saleebaan Jimcaale 8. Xuseen...
Xukuumadda oo Mucaaradka ugu Baaqday inay Danta Qaranka ku Garab-joogsadaan Xilligan Xaasaasiga ah
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa mucaaradka Dalka ugu baaqday in loo midoobo danta Qaranka isla markaana aan wakhtigan looga baahneyn inay mucaaradnimadooda uga faa’ideeyaan...
MEHER WACAN: Wariye Xamse Axmed Cali Wacays iyo Marwadiisa Rooda Gadiid Aadan
Axmed C/laahi Maxamud -Axmed Fartaag Liibaan Xaaji Fagadhe Jacfar Ahmed Bade Khadar Iid Kaariye Axmed Saki Daahir Xasan Siciid Ahmed Cawaale -Maasin Maxamed Mukhtaar Xasan- Saalim Mukhtaar Daahir Mukhtaar Raan Abdi Cismaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

