“Dalku Innama Gabin. Baryana, Baahiyi Innoo Ma Hayso” – Eng Maxamed Xaashi Cilmi
“Wax la’aani ma jirto. Dalkuna wuu innagu filan yahay. Dakhliga Cashuurta berriga ee soo xerodaa yar. Wuxu ahaa 15 %, 2011kii oo u dhiganta;...
Shir-guddoonka Golaha Wakiillada oo ka hadlay jiritaanka Mooshin la Sheegay in Madaxweyne ku-xigeenka lagu qaadayo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Dr. Cali Yuusuf Axmed, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war ay baahiyeen warbaahinta qaarkeed,...
GABAY: Gaashaantuu la doodaa ninkii Guurti loo diraye – W/T: Axmed Fartaaq
Tixahan waxa tiriyey Abwaanka Da'da yar ee Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag. Waa Gabay ka hadlaya Dacwadda ka dhaxaysa Wasiir Xirsi iyo gabadha u xidhan...
Xafladaha Qalin-jebinta iyo Siyaasiyiinta – W/Q: Ceelaabe
Xafladaha sida Joogtada ah loogu qabto wadanka waxa ka mid ah kuwa lagu maamuso loona Qabto Ardeyda dhameysata waxbarasho in muddo ah u socotey.Inta...
Gacal iyo Sokeeyaba, Guurkiina Lagu Farax [Cabdi Salaan Muse Seed iyo Saamiya Cabdiraxman Lulunbe]
Waxa aan hanbalyo iyo bogaadin u Dirayaa, Boqor, Cabdi Salaan Muse Seed(Cabdisalaan Garaasiida) Iyo Marwo Saamiya Cabdi Lulunbe oo xalay Maherkoodu ka Dhacay Magaalada...
Guddoomiyaha jaaliyadda Somaliland ee Djibouti oo Codsi u diraya Wasiir Xirsi
Maalmahan danbe waxaa warbaahinta madaxa bannaan naga soo gaadhaysa in Wasiir xirsi uu xidhay gabadh masaakiin ah oo siday warbaahintu sheegayso farriin u soo...
Dhaawacyo Soo gaadhay Askarta Kastanka Tog-wajale oo Cidan ka Tirsan Militariga Itoobiya ay Rasas Huwiyeen
Tog-Wajaale(SLPOST)-Ciidamada Milatariga Itoobiya ee dhinaca daanta Itoobiya Magaala Tog-wajaale ayaa dhaawac gaadhsiiyay laba Askari oo katirsan Ciidanka Booliska Kastanka Cashurta Somaliland ee Tog-wajaale. Ciidanka booliska...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

