Monthly Archives: February, 2013

spot_imgspot_img

Muxuu Noqon Doonaa Mustaqbalka Siyaasadeed Ee Somaliland Haddii aan La Helin İsbeddel Dhab Ah – Qalinkii Prof. Abdirahman – Qormadii 4aad

Waxan ku soo qadanay qormooyinkii hore siyasada arimaha gudaha waxaan ku eegi donaa siyasada arrimaha dibada ee soomaliland Tan iyo markii xilka u la wareegay...

Qarax Khasaare kala duwan Sababay oo Maanta lala Beegsaday Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Qarax culus oo maanta gelinkii dambe ka dhacay Hotel lagu cunteeyo oo ku taala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho ee dalkaasi Soomaaliya,...

Wasiir Mansab/Hanti umaddeed ugu ololeynaya Hanashada Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta munaasibad qado-sharaf ah oo uu Odayaasha iyo waxgaradka Beeshiisa ugu sameeyay Huteelka Maansoor...

Gunaanadka Hawsha Dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa oo Mar kale la Muddeeyey iyo Jawaab Wasiirka Duulistu ka Bixiyey Dhaliil loo jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland,  Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta dhagax dhigay wejigii u dambeeyay ee dib u...

Markaad Tahay Shaqaale Dawladeed… – W/Q: Abdifatah Mohamed

Dawlada aad ayaa loo Dhaliilaa,Sidaasi oo kale mar haddii dawlada la dhaliilaayo waxa ay ka dhigan tahay in dadka u shaqeeya oo dhan Dhaliishu...

Wefti Ka socda SONYO oo ka warramay Ujeeddada Socdaal ay ku Joogaan Jabuuti

Jabuuti (SLpost)- Wefti ka socda Dallada Dhallinyaradda Somaliland ee SONYO oo dhowaan safar shaqo ku tagay dalka Djibouti, ayaa iyagoo ku sugan caasimadda dalka...

Wadaaddada Diinta ee Ruushka oo sababeeyey Dhagxaan Cir ka-soo-dhaceen ah oo Khasaare Geystay

Moscow (SLpost)- Ku-dhawaad Dad tiradoodu gaadhayso Kun qof oo laba boqol oo Carruur ahi ku jiraan oo badankoodu ku nool yihiin gobolka Chelyabinsk ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img