Monthly Archives: February, 2013

spot_imgspot_img

Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii – 2006dii) ~ Qormada 3aad

Ibrahin-gadhle iyo Fanka Ibraahim Sheekh Saleebaan wuxu dunida fanka ku soo galay oo uu ka bilaabay falkinta suugaanta gabay uu tiriyay waqti ku sinnaa 1965kii...

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Macdanta Iyo Biyaha oo Si Ballaadhan Loogu Qaabilay Laasqoray Iyo Degaanada Hoos Yimaadda

Laasqoray (SLpost)- Wefti Culus Oo Uu Hoggaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Cabdisalan Maxamed Xasan Oo Dhowaanahanba Socdaal Shaqo Ku Gaala...

Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu Shaaciyey 100-ka Qof ee Mutaystay Shahaado Sharafta Barnaamijka Qiimee Qofkaaga

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad Shahaado-Sharafyo lagu guddoonsiiyey Shakhsiyaad loo doortay inay Bulshada ugu...

[DAAWO] – Agaasimihii Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha ee Madaxtooyada (Cismaan Awr-Liqe) oo Iis casilay

Hargeysa (SLpost)- Agaasimihii xafiiska xidhiidhka dadweynaha ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Cismaan Cabdi Cismaan (Cismaan Awr-Liqe) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu...

Tirada Guud ee Dadka indhoolayaasha ahi wakhtigan imisa ayey Somaliland ka mareysaa? – W/Q: Ceelaabe

Mid ka mid ah Laxaadka  Qaaliga ah ee Qofka nooli Heysto Ayaa waxa ka mid ah Indhaha ama Aragtida Qaaliga ah.Waa Quruxda Wejiga,Waa Mida ...

“Ereyga Xaqa Ah Ha la Aamusin”… Dardaaran Gaar Ah Oo Gaarriye I Faray – W/Q: Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

Aan afeef ku bilaabo'e Dhambaalkan aniga ayaa qoray, masuuliyaddiisana leh… Wixii uu gedaafo iyo guul sidana aniga ayaa guudka la ii saarayaa... Waa hilaad aynu hadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img