HomeWasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Macdanta Iyo Biyaha oo Si Ballaadhan Loogu Qaabilay Laasqoray...

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Macdanta Iyo Biyaha oo Si Ballaadhan Loogu Qaabilay Laasqoray Iyo Degaanada Hoos Yimaadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laasqoray (SLpost)- Wefti Culus Oo Uu Hoggaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Cabdisalan Maxamed Xasan Oo Dhowaanahanba Socdaal Shaqo Ku Gaala Bixinayay Deganada Sanaag Bari Ayaa Soo Gaadhay Magalada Laasqoray Waxana Intii An Weftigu Soo Cagadhigan Magaaladasi Laasqoray Lagu Qaabilay Degaanka Xabaasha Aw Cali Halkaaso Dadka Degaankasi Ay Weftiga Wasiirka Uga War Bixiyen Baahiyahooda Aasasiga Ah.
laasqoray3Waxayna Sheegen In Degaankooda Ay Ubaahan Yihiin Gebi Ahaanba Bahiyaha Aasasiga Ah Siiba Dhinacyada Biyaha, Caafimaadka, Iyo Waxbarashada, Iyagoona Xukumada Somaliland Ka Dalbaday Inay Baahiyahaasi Wax Kala Qabato.
Lasqoray5Sidoo Kalena Waxa Weftigu Soo Indha Indheeyeen Wadada Buuralayda Geeldoora Ee Isku Xidha Magaaloyinka Badhan Iyo Laasqoray Oo Iyadu Bur Bur Xoogani Ka Muuqdo Waxana Ka War Bixiyay Nabadoon Xasan Faarax Waxana Uu Yidhi,  “Wadada Geel Doora Waa Wado Qaadimi Ah Ilamaaa 20 Sano Na Waxba Lagama Qaban Waana Wadada Xidhiidhisa Maagaaloyinka Laas-qoray Iyo Badhan Marka Xukumada Somaliland Waxan Leenahay Wax Ha Nalooka Qabto.’’
laasqoray2Intaa Ka Dibna Waxa Weftigu Soo Gaadheen Duleedka Laasqoray Oo So Dhowayntooda Diyaar Ugu Ahaayeen Madaxda Maamulka Degmada Saraakisha Ciidamada Qaranka Salaadiin Cuqaal Guurti Iyo Dadwayne Aa Utiro Badan
Waxana Wasiirku Uu Halkaasi Salaan Sharaf Kaga Qaatay Ciidamada Qaranka Taliyaha Guutada Laasqoray Maxamed Salaax Tusbaxle Oo Halkaasi Ka Hadlay Ayaa Sheegay Inay Weftiga Wasiirka Kusoo Dhowaynaayan Magaalada Laasqoray Waxana Uu Yidhi, “Weftiga Wasiir Ku Xigeenka Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Mudane Abdisalam Waa Weftigii U Horeyey Ee Xukumada Somaliland Ee Soo Gaadha Laasqoray Waxan Ku Leenahay Wasiir Soo Dhowow Laasqoray Waa Magaaladadii.”
LaasqorayIntaasi Ka Dibna Waxa Weftiga Lo Soo Gelbiyay Dhinaca Gudaha Magaalda Laasqoray Waxana Lagusoo Wareejiyay Shaaracyada Waawayn Ee Faras Magaalaha Laasqoray
Kolkii Weftiga Wasiirka Lasoo Gaadhsiyay Hoygii Loogu Talagalay Waxa Uu Mahad Celiyay Dadwaynaha Reer Laasqoray Ee Aan Soo Dhowayntiisa Ukala Hadhin Waxanu Uu Sheegay Inay Kulamadooda Iyo Shirarkooda Gaar Gaar Ka Ah Yeelan Doonan Inta uu Magaalada Joogo
Laasqoray4Weftiga Wasiir Ku Xigeenka Oo Socdaalkisu Salka Ku Hayo U Kuur Gelida Xaalada Degaanada Sanaag Bari Ayaa Kormeer Kusoo Maray Xarunta Cusbitalka Magaalada Laasqoray Saldhiga Ciidamada Policka Xarunta Dawlada Hoose Ee Degmada  Xafiiska Iskaashatada Kaluumaysiga Ee Safko Oo Uu Dhamaantoodba Warbixino Ka Dhegaystay
Ugu Dambayntiina Waxa Wasiir Ku Xigeenka Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhowaynayo Loogu Qabtay Barxada Dugsiga Hoose Dhexe Ee Magalada Laasqoray
Wasiir ku-xigeenka macdantaWaxana Munaasibadasi Ka Hadlay Suldaan Xasan Cali Jibriil Iyo Qaar Kamid Ah Odayaasha Degaanka Laasqoray Xubno Ku Hadlayay Afka Ururada Haweenka Ee Alkhayr Iyo Il Jano Oo Dhamaantooddba Tilmaamay In Degmada Laasqoray Saamigeedi Xukumada Somaliland Ka Doonayso Sidoo Kalena Wasiir Ku Xigeenka Ku Tilmaamay Masuulka Keliya Ee Somaliland Taarikhda Abid Soo Gaadha Magalada Laasqoray
Gaba Gabadii Munaaasibadasina Waxa Ka hadlay Wasiir Ku Xigenkaa Macdanta Iyo Biyaha Cabdisalaan Maxamed Xasan Waxanu Yidhi “Reer Laasqoray Waxan Uga Mahad Celinayaa Sida Wanaagsan Ee Kalgacalka Iyo Dawlad Jeceylka Leh Ee Ay Iigu Soo Dhoweeyen Magaalada Laasqoray Waxanan Leeyahay Waad Mahad San Tihiin Intaa Hadan Ka Imaado Dadka Reer Laasqoray Baahiyahooda Waan Tixi Gelin Doona Dawladana Iyo Xukumada Jamhiriyada Somaliland Waa Kula Noqon Doonaa Waxna Waa Lagala Qaban Doona Insha Alaah Waan idiin Balan Qaadaynaa Inaan Mar Dambe Cabasho Kasoo Yeedhin Laasqoray”
Isku Soo Wada Duubo Weftiga Wasiir Ku Xigeenka Macdanta Iyo Biyaha Ayaa Socdaalkoodu Salka Ku Hayaa Ukuur Gelida Gebi Ahaanba Xaalada Degaanada Sanaag Bari Waana Weftigii U Horeyay Ee Taarikhda Abid Socdaal Ku Taga Maagalada Laasqoray.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories