Adriano Gallaini: Barca Markii Ay Oo Dhanaysay Waan Ka Baqeynaa Milan Been May Sheegeynin.
Hargaya(SLPOT)-Madaxweyne ku xigeenka AC Milan Adriano Galliani ayaa ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay guusha ay kooxdiisa xalayto ka gaartay Barcelona ee lugta...
Dacwadda Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul Cali Cismaan oo dib loo dhigay
Muqdisho(SLPOST)-Maxkamadda Racfaanka ayaa maanta waxa ay dib u furtay Dhageysiga dacwadda Wariye Cabdi Casiis Koronto iyo Luul Cali Cismaan oo Horay loogu heestay eedeymo...
Mulkiilaha Shirkadda Al-Nuur oo ka mid Noqday 100-ka Qof ee loo Xulay Haldoorka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Mulkiilaha shirkadda Qalabka Guryaha iyo Xafiiska ee Al-nuur Furniture, Cabdiraxmaan Maxamed Nuur ayaa ka mid noqday boqolkii qof ee loo xulay haldoorka...
Waxaan Mahad gaarau celinayaa shacbiweeynaha Somaliland iyo Madaxa Barnaamijka (Qiimee Qofkaaga) – Qalinkii H.Waraabacadde
Waxaan aad ugu hambalyeey Madaxa Barnaamijka Qiimee qofkaaga oo manta soo bandhigay 100 qof oo noqday haldoorka Somaliland waxaanan u hambalyeeynayaa Mudane Rashiid Sulub...
Xuska Malintii Dhagax Tuurka Dhalinyarta Somaliland Oo Manta Siweyn Loo Xusay Iyo Khudbadihi Laga Jediyay Madashasi.
Hargaysa(SLPOST)-Xuska malinta dhagaxtuurka dhalinyarada Somaliland ayaa malinkii shalay ahaa la xusay,xuskan ayaa waxa kaqeyb galay wasiirka dhalinyarad iyo ciyaraha Somaliland md:Cali Siciid Ragal wasiirka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

