Monthly Archives: January, 2013

spot_imgspot_img

“DALAB DEG-DEG AH: Xadgudubyadda Wasiirka ugu Awoodda Badan Xukuumadda Somaliland Mud. Xirsi Cali X. Xasan” – Horn Watch

Guddida ilaalinta Xuquuqda Aadamaha ee Horn Watch, ayaa madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuu (Siilaanyo) ka dalbaday inuu wax ka qabto Xad-qudubyada Xuquuqda aadamiga...

Khilaafkii Golaha Deegaanka Ceel-Afweyn oo la soo Af-meeray iyo Maayar ku-xigeen Cusub oo la Doortay

Ceel-Afweyn (SLpost)- Golaha Deegaanka ee Degmada Ceel Afweyn ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxay ay Maayar ku xigeen u doorteen Saleebaan Yuusuf Diiriye ka...

Golaha Baarlamaanku Ha Joojiyo Lacagta Xaaraanta Ah Ee Madaarada Laga Qaado‏ – W/Q: Xuseen Xirsi

Salaantaa islaamka kadib waxaan jeclaystay inaan maantana xasuusiyo Aqalka wakiillda JSL indadku ildheer ku eegaayo bal waxay ka yeelan lacagtii hadalkeedu taagnaa ee lagaga Qaadayey madaarada dadka ka dhoofa ee ahayd ($ 10 USD) oo laga sugaayo bal waxay ka yeelaan baarlamaanku arrintaa hadaba waxaynu ka wada dheregsanay inay lacagtaasu ku tahay dadka kelifaad iyo dhib aanay Qaadi

MASAR: Go’aan Maxkamadi ka soo Saartay Masiibo ka dhalatay Taageeraasha laba Naadi oo Isku-dhac dhexmaray oo mar kale Khasaare ba’an sababay

Port Said (SLpost)- Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhintay bannaan-bax ay sameynayeen dadweyne ka gadoodsan go’aan Maxkamadi xukun dil ah ku xukuntay 21...

Saraakiil Ka tirsan Dawladda Somalia oo loo Xidhay Musuq-maasuq la Xidhiidha Arday Deeq Waxbarasho loogu Diray Turkiga

Istanbul (SLpost)- Wasiirka Horumarinta Adeegga Bulshada ee  Soomaaliya Maryan Qasim Caarif, ayaa sheegtay in  saddex sarkaal oo dawladdaas ka tirsan loo xidhay wax-isdaba marin...

Xoghayaha Guud ee SOLJA oo Ka Warramay Rejada uu Ka Qabo Inuu Saxaafadda Somaliland Taageero uga helo Shirka Midowga Afrika

Addis Ababa (SLpost) - Xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed-rashiid Muxumed faarax oo magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia kaga qayb...

Ma-hadhooyinka Xukuumada iyo Maalmihii Tegay – W/Q: Sayid-Maxamed Cabdilaahi ~ Q.1aad

Waa qormooyin taxane ah oo aan kusoo bandhigi doono ma-hadhooyinka xukuumada ee 913-kii maalmood ee la soo dhaafay kuna beegay 27/januarey/2013 oo ay 2 ½...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img