HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Taliyihii Ciidanka Asluubta Ee Gobolka Togdheer...

Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Taliyihii Ciidanka Asluubta Ee Gobolka Togdheer oo maanta geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...


Hargeysa (SLpost)-Alla ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Asluubta ee Gobolka Togdheer Marxuum Jaamac Axmed Qodax (Jaamac Dheeg), ayaa maanta ku geeriyooday dalka Itoobiya, ka dib markii loo qaaday xaalad caafimaad halkaasi.

blank

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Tacsi u diray Marxuum Jaamac Axmed Qodax (Jaamac Dheeg), isaga oo ILAAHAY uga beryey inuu jannadii ka waraabiyo dhamaan Eheladii iyo shacabka reer Somaliland-na ka siiyo Samir iyo Iimaan

Warsaxaafadeedkan oo naga soo gaadhay xarunta Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa Af-hayeenka Madaxtooyada Cabadilaahi Maxamed Daahirr Cukuse, ayaa waxa uu Madaxweynuhu tacsi ugu diray Marxuumka geeriyooday.

 

Warsaxaafadeedkaasi oo faah faahsanna waxa uu u dhignaa sida tan “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ciidanka Asluubta JSL, sidoo kale waxa uu ka tacsiyadaynaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, Geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Asluubta ee Gobolka Togdheer MARXUUM JAAMAC AXMED QODAX, (JAAMAC DHEEG) oo ku geeriyooday Dalka Ethiopia 22/07/2012.

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ciidanka Asluubta JSL, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Cabdilaahi Maxamed Daahir Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

SOMALILAND POST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories