HomeGuddida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo sheegtay in ay si rasmi...

Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo sheegtay in ay si rasmi ah u Bilaabeen Ololihii lagula dagaalamayey Dadka Xaaranta kariya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...


Hargeysa (SLpost)- Guddida Wanaag farista iyo Xumaan reebista  ee Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in si rasmi ah u bilaabeen ololihii ay bisha ramadaan kula dagaalami jireen xarumaha lagu kariyo xaaraanta, iyaga oo sheegay in guud ahaan  magaalooyinka Somaliland ka fulinayaan ololahaasi, Sidaasi waxay ku sheegen shir jaraa’id oo ay ku qabteen maanta xaruntooda magalada Hargeysa.

blank

Guddomiye ku-xigeenka Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista Xaaji Cawil Xuseen Cali oo ugu horeyn shirkaasi Jaraa’id ka hadlay ayaa waxa uu yidhi “Walaalayaal Bishii Ramadaan ayeynu galnay, waxaynuna u baahanahay in aynu kawada shaqayeno sidii wixii Xun oo dhan ula dagaalami lahayn iskaga kaashano, sidaasi darteeda Guddidu waxay ka hawlgashaa Gobolada Somaliland oo dhan iyo Caasimada, waxa ay gudidu tageero ka heshaa waa Dadweynaha iyo Booliska aad ayey u mahadsan yihiin, waxa kasta oo Xumaan sameynaya iyagaa noo soo sheega.”Ayuu yidhi Xaaji Cawil.

Waxa kale oo uu intaasi ku daray “Waxaanu maanta si rasmi ah u bilaabnay Ololihii aanu kula dagaalamaynay Dadka Cadeeysta bisha Ramaadan in ay Meelahaasi ku kariyaan Rashinka Xaaranta, sidaasi daradeed waxanu hawlgalkii maanta ka biloownay Xarunta Doox Hargeysa oo ahaan jiray meelaha ugu badan ee Xaranta lagu kariyo, runtii hawlgalkayagaasina si fiican ayuu u soo dhamaaday.”Ayuu yidhi

Guddomiyaha Hawlgalinta iyo  la Dagaalanka Fawaaxishka Cumar Xaashi Guuje oo isaguna shirjkaasi jaraa’id ka hadlay ayaa Waxa uu Tilamaamay in Hawlagalada Meelaha ugu badan ee ay ka fuliyaan ay tahay Dami, Fooqa Jajabka, Dooxa Hargeysa, iyo Xarunta Xisbiga iyo Goobo kale oo badan, Waxanu sheegay in hawlgalkoodu uu socdo Ilaa Wakhtiga uu Waagu baryo ilaa Salaada Casar, waxaanu Bulshada reer Somalialdn ka codsaday in ay la soo xidhiidha haddii ay Arkan Goobo Lagu karinayo Xaaranta.

SOMALILAND POST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories