Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Saamaynta Ururada Cusubi ay ku Yeelanayaan Nabadgalyadda Dalka Qalinkii:Yusuf Keyse A/laahi

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada xorta ah ee isku Hawla raaligalinta Shacbigooda Hadii aan fikirkayga ku cabiro maqaalkan aan kaga hadlayo { Saamaynta ururada...

Lionel Messi oo Markii 3aad ku guuleystay Xiddigga Adduunka Iyo Guardiola Oo Qaatay Macalinka Sannadka.

SLpost Sports - Lionel Messi ayaa markii 3aad oo isku xigta ku guuleystay Laacibka Sannadka Adduunka Fifa Ballon d’Or 2011, isagoo ka qaaday Cristiano Ronaldo...

Guddoomiyeyaasha Xisbiga UDUB ee Gobollada dalka qarkood oo taageeray murashaxnimada Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa, 09 Jan, 2012 (SLpost)- Guddoomiyayaasha Gobolada Maroodijeex, Saaxil iyo Awdal ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB ayaa taageero buuxda siiyey Murashaxa Jagada Madaxweynanimada ...

“Fadlan shan-daqiiqo i fasaxa, waxaan u baahnahay Nasasho”: Weedhihii ugu dambeeyey ee Dacwad-ooge ka tirsan Milatariga Poland oo is-toogtay wakhti uu shir’jaraa’id ku shaacinayey...

Poznan, 09 Jan, 2012 (SLpost)- Dacwad-Ooge ka tirsan Ciidamada Milatariga dalka Poland ayaa rasaas madaxa iska dhuftay wakhti uu shir-jaraa’id qabanayey isaga oo xafiiskiisa...

Tacsi: Marxuum Aadan Maxamed Mire Waqaf

Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, ka reer Cabdi Carwo waxaan tacsi u dirayaa Xaaska , ehelka, gacalka, qaraabada, xigaalka,...

Shirka Taleex: Gar Mise Gardaro?

Waxaan maqlayay oo aan bahwaynta saxaafada baryahan kala socday in  magaalada taleex oo ka tirsan gobolka Sool in ay beryahanba ku qul qulayeen ergooyin...

Hannaanka Dhaqaalaha Islaamka (Q. 2aad)- Abdulqani Hussein Mohamed.

Xasuusin iyo xeerin Ilaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebi Moxamed korkiisa, intaas ka bacdi qaybtii koowaaad ee maqaalkan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img