HomeSaxaafaddu Saamayn Intee Leeg Ayay Ku Yeelan Geedi Socodka Dawladnimod Ee Somaliland?

Saxaafaddu Saamayn Intee Leeg Ayay Ku Yeelan Geedi Socodka Dawladnimod Ee Somaliland?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Mudaddii uu xilka La wareegay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud (SIILAANYO) oo imika ku siman laba sano oo wakhti yar dhiman ayaa maalinba maalinta ka dambaysa waxaa soo kordhayay cabudhinta iyo cagajuglayntalagula kacayay saxaafadda xorta ah. waxaa xadhig iyo ganaaxyo sharci daro ah lagu riday tiro badan oo saxafiyiin ah. iyadda oo dhacdada HORN CABLE TV albaabada loogu laabay iyo Tiradii ugu badnayd abid ee saxafiyiin ah xabsiga la dhigay ay ugu dambaysa.
Hadaba waxaa is waydiin leh Xadhiga iyo Cabudhinta Saxaafaddu Saamayn Intee Leeg Ayay Ku Yeelan Geedi Socodka Dawladnimod Ee Somaliland?
waa hubaal saxaafaddu inay tahay muraayadda hormarka iyo halka wax laga toosiyo ee aanay ahayn cadaw. hadii lagu dagdago cabudhinta saxaafada ama la isku dayo in dagaal lala galo waxaa ugu horeeya ee laga dhaxli karaa waa guuldaro. cabudhintan marba marka ka dambaysa soo badanaysaa waxay gef wayn ku tahay xoriyada saxaafada taas oo in badan ay xisbiga xaakimka ah ee KULMIYE wakhtigii uu mucaaridka ahaa aad ugu qaylin jiray in aan saxaafadda xoriyada laga qaadin. sidoo kale waxay waxbadan u dhimaysay kalsoonidii dadwaynuha reer somaliland iyo waliba beesha caalamku ku qabeen xukuumada SIILAANYO. Hadaba cabudhinta saxaafadu waxay u dhigantaa ama ka turjumaysa sida aanay xukuumada somaliland aanay diyaar ugu ahayn in la saxo qaladaadkeeda ama loo tilmaamo talaabooyinka qalooca ee ay ku qaadayso.
hadii aan ku soo durko jawaabta ama aan si kooban u sheego waa dib u dhac iyo cabudhintii ay dadka reer somaliland ka gadoodeen ee Siyaad Barre.
Qalinkii: Xamse Cisman Xasan (LEEB)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories