HomeXukuumadda Somaliland oo Ruqsaddii kala noqotay Telefishanka HCTV wariyeyaashii la xidhay qaarkoodna...

Xukuumadda Somaliland oo Ruqsaddii kala noqotay Telefishanka HCTV wariyeyaashii la xidhay qaarkoodna ku eedaysay inay hubaysnaayeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa ku dhawaaqay in ay Talefishanka Horn Cable TV kala noqdeen ruqsadii uu kaga hawlgalaayay dalka.

blankWasiirka Daakhiligu oo sidaas ku sheegay mar uu maanta warbaahinta kula hadlayey xafiiskiisa ayaa ku sababeeyey tallaabada ay kula kaceen TV-ga ka dib markii, sida uu sheegay, uu ku xad gudbay Qaranimada Somaliland isla markaana uu faafiyey warar wax u dhimayaa  Madaxbanaanida dalka.

Wasiirka waxa uu ku dooday in xukuumadda uu ka tirsan yahay aanay taako ka mid ah dhulka Somaliland oo ay ka soo noqdeen isaga oo markaa daba jooga war uu telefishanku baahiyey oo xukuumadda ku dhaliilaya inay kala dhantaashay midnimada dalka.

Dhanka kale, Wasiir Duur waxa uu ka hadlay Wariyeyaal bannaan-bax salmi ah ka hor sameeyey madaxtooyada oo ciidamada boolisku xabsiga u taxaabeen, waxaanu khaladka dusha ka saaray wariyeyaasha oo uu sheegay inaanay wax ogolaansho ah oo mudaharaadkooda ku saabsan kala soo xidhiidhin wasaaradda Daakhiliga.

Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in qaar ka mid ah wariyeyaasha mudaharaadayey ay hubaysnaayeen, “Suxufiga waxa lagu yaqaanaa buug iyo qalin balse waxaanu ogaanay in wariyeyaashii saaka mudaharaadayey ay qaarkood hub siteen,” ayuu yidhi Wasiirku.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories