Responsible Journalism in Somaliland: An asset to nation & nationhood – By Farid Adami
The Somaliland media is meant to be the central pillar around which the sovereignty of the nation rested. Responsible media is this and more....
Tobabare Ancelotti oo rejo ka qaba inuu xilli-ciyaareedka dambe soo Xero-geliyo Carlos Tevez
SLPOST SPORTS - Tababaraha kooxda Faransiiska ka dhisan ee Paris Saint-Germain ayaa weli rejo ka qaba inuu mustaqbalka soo xero geliyo weeraryahanka kooxda Manchester...
Shaqaale ka tirsan Maxjarka Al-Jaabiri ee Berbera oo Cabasho ka muujiyey cadaalad darro lagu la kacay iyo Laba bilood mushaharkood oo ay sheegeen in...
Berbera, 28 January, 2012 (SLpost)- Xubno ka mid ah shaqaalaha Maxjarka xoolaha nool ee magaalada Berbera ayaa cabasho xooggan ka mujiyey maamulaha maxjarka magaalada...
Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan reebista oo yeeshay Guddoomiye Cusub
Hargeysa, 28 January, 2012 (SLpost)– Xaflad Balaadhan oo loo Sameeyay Caleemo Saarka Gudoomiyaha Cusub ee Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista ayaa caawa lagu...
Marwada Koowaad oo Machadka Faafinta Diinta Islaamka ka guddoontay Dhar iyo Kabo ay ugu Deeqeen Carruurta Xarunta Agoomaha Hargeysa
Hargeysa, 28 January, 2012 (SLpost)- Marwada Kowaad ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-Weris), ayaa Deeq isugu jirta Dhar, Kabo iyo...
Dedaalka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) iyo Doorka taakulo ee ay Shacabk u ka gaysan karaan
Akhristayaal, waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamij waxbarasho oo ka hadlaya horumarka ay ku tallaabsatay wasaaradda Waxbarashada ee ay hoggaaminayo Marwo Samsam Cabdi...
Mudaharaadyo Rabshado Wata oo ka socda Caasimadda Dalka Senegal iyo Madaxweynaha Dalkaas oo Shacabka ugu baaqay inay is-dejiyaan
Dakar, 28 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha dalka Senegal Mr. Cabdalle Wade ayaa maanta ugu baaqay dadweynaha dalkiisa in lays dajiyo isla markaana la joojiyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

