HomeDedaalka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE)...

Dedaalka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) iyo Doorka taakulo ee ay Shacabk u ka gaysan karaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Akhristayaal, waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamij waxbarasho oo ka hadlaya horumarka ay ku tallaabsatay wasaaradda Waxbarashada ee ay hoggaaminayo Marwo Samsam  Cabdi Aadan oo xukuumadda ay ka tirsan tahay xisbigeedu ballan-qaaday wakhtigii Ololaha Doorashada in lacag la’aan lagu dhigan doono waxbarashada Dugsiyada H/Dhexe.

blankHordhac

Sida aad lawada socotaan markii La gallay Tartankii Doorashaddii Madaxweynaha iyo Ku xigeenka ee Seddexda Xisbi Qaran ee dalka UDUB, KULMIYE IYO UCID, waxa tartankii ku guulaystay Xisbigga Kulmiye oo uu Hogaaminayey Madaxweyne Axmad Maxamuud Siilaanyo. Hadaba Guusha Tartankaasi waxa keenay oo dadweynuhu ugu codeeyeen Xisbigga Kulmiye Barnaamijkii Waxqabad ee u soo bandhigay waqtigii Ololaha uu samaynayey.

Barnaamijkaa Waxqabad waxa ku jiray oo aad u Muhiim ahaa in Arrimaha Bulshadda iyo noloshoodaba uu Horumar Macquul ku samayn doono Haddii Eebe Ogalaado.

Barnaamijkaasi Waxa ku jiray in Xisbigga Kulmiye markuu talladda Qabto uu Waxbarashadda Dugsiyadda H/Dhexe (1- 8) ama Waxbarashadda Aasaasigga ah ka dhiggi doono Bilaa Lacag ama Bilaash.

Waxaanu Wareegto ku soo saaray in Laga bilaabo Sanad-Dugsiyeedka 2011/2011 ay waxbarashadda dugsiyadda H/dhexe ( fasalka 1aad ilaa fasalka 8aad )ay Bilaa lacag tahay ama ay tahay Bilaash.

Arrintaasi oo waafaqsan Shirarkii, Heshiisyaddii iyo qararaddii ka soo baxay Hayadaha Jimciyadaha Quiruumaha ka dhexeeya , Ururka Afrika iyo guud ahaan Caalamka oo Dhamaantood sheegaya in xuquuqda ubadka la ilaaliyo laguna tallo gallo in 2015 qof kasto Aduunyada ku nooli uu wax Qori Waxna Akhriye Karro.

blankSidaa daraadeed, Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare waxay  isu diyaarisay oo ay talla gal buuxa ku sameysay in:

  • Loo Diyaargaroobo Korodhka Ardayda(Influx of the Enrollement)
  • La shaqaaleeyo Macalimiin ama Barayaal ku fillan hawl galkaasi(FPE)
  • La Wacyi geliyo Guddiyadda Waalidiinta ee Dugsiyadda Aasaasigga ah
  • Loo hello dhaqaale dhammaan Baahiyaha Dugsiyadda ee ay ka midka yihiin Biyaha, Laydhka iyo Mushaharka Shaqaalaha Hoose ee ka shaqeeya.
  • Sanduuq loo Furro Waxbarashadda Bilaashka ah(FPE), si wixii tabaruc ah ay Muwaadiniintu ugu soo shubaan.
  • Taageero buuxda loo sameeyo Qaraarka ka soo baxay Dawladda.

Hirdanka ilaa hadda soo baxay(Challenges):-

  • Tababar Laaanta Barayaasha Qaarkood
  • Dhaqaalaha  oo yar ama kooban
  • Wadaniyaddii oo liidata
  • Aqoonsi laaanta
  • Siyaasaddii Waxbarashadda oo u baahan wax ka bedel oo lagu dabaqo  Waxbarashadda Bilaashka ah(FPE) iyo Xeer Hoosaad u gaar ah oo loo Sameeyo.
  • Ka Qayb qaadashaddii Bulshadda ee Arrimaha Horumarka ah oo Hoosaysa

F.G:-Waxa Muwaadiniinta ama Guud ahaan Bulshadda reer Somaliland ku dibad jooga iyo dalka gudihiisa joogaba  laga Codsanayaa in ay Muujiyaan Taageeraddooda Waxqabad oo ay ka qayb qaataan Barnaamijkan (FPE) Waxbarashadda Bilaashka ah ee Dugsiyadda H/dhexe.

M.Jama Farah
Executive Coordinator MoEHS

Khadar Iid Kaariye

Xubin ka tirsanBahweynta

Waxbarashada Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories