HomeShaqaale ka tirsan Maxjarka Al-Jaabiri ee Berbera oo Cabasho ka muujiyey cadaalad...

Shaqaale ka tirsan Maxjarka Al-Jaabiri ee Berbera oo Cabasho ka muujiyey cadaalad darro lagu la kacay iyo Laba bilood mushaharkood oo ay sheegeen in laga Lunsaday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera, 28 January, 2012 (SLpost)- Xubno ka mid ah shaqaalaha Maxjarka xoolaha nool ee magaalada Berbera ayaa cabasho xooggan ka mujiyey maamulaha maxjarka magaalada Berbera gaar ahaana maxjarka Al-Jaabiri ee lagu xanaaneyo xoolaha nool ,

blankXubnaha cabashada mujiyey oo ahaa shaqaalaha ka hawlgala maxjarka, ee ka shaqeeya waaxyaha  kala duwan, ayaa sheegay in iyaga oo maxjarka ka shaqayanayey muddo dheer, haddana lugu sameeyey shaqa joojin bishii Novembar 2011-kii isla markaana aan ilaa hadda la siin wax xaq iyo xuquuq ah.  Waxa kale oo ay sheegeen inay Maxjarka ku leeyihiin laba bilood mushaharkood ka hor intii aan shaqo-joojinta lagu samayn taas oo sida ay sheegeen ay ku leeyihiin maamulka maxjarka.

Dadka cabanayey waxa kale oo ay sheegeen inay Cabashadooda la hortageen badhasaabka gobolka Saaxil iyo waliba maxkamadda gobolka isla marakaana ilaa hada aanay cidi wax ka qabanin dhibaatooyin ay sheegeen inay haystaan.

Waxay xuseen in Maamulka Maxjarka oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Dalka Masar uu caadaystay dhaqan muujinaya shaqaale kala jeclaysi dadka ka shaqaysta magaalada Berbera iyaga oo waliba xusay in maamulka maxjarku doorka koowaad siiyaan shaqaalaha Masaarida iyo Carabta ka hawlgala Xarunta maxjarkaasi halka shaqaalaha dalka u dhashay laga dareeriyey shaqadii ay ka hayeen goobtaasi

Shaqaalahan oo tiro ahaan ka kooban ilaa 20 shaqaalo ah oo ka hawlgali jiray maxjarkaasi ayaa sheegay inay cabashadooda hor dhigeen mamulka gobolka iyo mamulka wasaarada caafimadka ee gobolka oo aan waxba ka qabanin haba yaraatee,,waxanay ka codsadeen xukuumada Somaliland inay wax ka qabtaan hawlaha cadaalad-darro ee maxajarkaasi Ka jira

 Magacyada Qaar ka mid ah dadka Cabanayey

  1. Aadan Jaamac
  2. Maxamed Saleebaan Jaamac
  3. Maxamaed Yuusuf Samatar
  4. Maxamed Yuusuf Cilmi
  5. Maxamed Cawed Ahmed

Cabashada shaqaalaha maxjarka Berbera ayaa soconaysay ilaa sannadkii la soo dhaafay oo aan ilaa hadda cidi  wax ka qaban waxaana ay ka codsadeen xukuumada Somaliland inay wax ka qabtaan cabashada shaqaalahaasi

SLpost News Desk

yasiin_29@rocketmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories