Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

DHALASHO FARXADLEH: Cumar Maxamed Faarax iyo Sahra Faarax Maxamuud oo Wiil ugu dhashay Hargeysa

Maxamed Cismaan Mire (Sayid), Axmed Maxamed Saleebaan, Maxamed Axmed Cigge, Yuusuf Maxamed Xasan,Faysal Maxamed Xasan, Xasan M. Cabdilaahi (Keefkeef), C/Fataax Ismaaciil Mursal, Barkhad Maxamuud Kaariye, Yuusuf Maxamed Ismaaciil, Mustafe Cabdi Maxamed Janaale, Xasan...

Somaliland Waa Qaran isku Kalsoon oo ka Qaybgali Kara Shirka London, Xidiidhka Somaliland iyo Itoobiyana ma Ruxi karaan kooxda Khatumo-Seeg iyo Shariifyada Muqdisho

Ninka damaca meel dheer  Kala soo dalwaday iyo  Dagaal oogayaashaas  Dibadaha ka yimi iyo  Dalka kii dhex joogee  Maskax aan dihnayn iyo  Iblays diiradiisii  ...

Guddiga Joogtada ah ee Guurtida oo Kormeer ku tagay Xarunta Warshadda Sharaabta ee SBi

Hargeysa, 30 January, 2012 (SLpost)- Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta kormeer hawleed indho-dhayn ah ku tagay xarunta shirkadda waddaniga ah ee...

Qoys Muslim ah oo lagu eedeeyey inay dileen saddex hablood oo ay dhaleen oo lagu xukumay Xabsi-daa’in

Ontario, 30 January, 2012 (SLpost)- Maxkamad ku taala magaalada Ontario ee dalka Canada ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Aabo dhalashiisu ka soo jeeddo dalka...

Jaaliyadda Somaliland ee dalka Jabuuti oo taageero aanay u kala hadhin u muujiyey Urur-siyaasadeedka WADANI

Jabuuti, 29 January, 2012 (WADANI)- Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa si weyn u taageeray Urur-siyaasadeedka WADANI...

Looming Crisis Facing Somaliland Economic And Finance Institutions (PART TWO)

In part one we looked at the initiatives taken by the Minister in order to increase the revenue base, in addition the once we...

Hamuunta Ardayda Jiilka Cusub ee Reer Balidhiig U Qabaan Waxbarashada Iyo Dhibaatooyinka Horyaala Ardayda Reer Balidhiig, Ogaasho La’aanta Gudoomiyaha Waxbarashada G.Togdheer

Balidhiig  Oo Ah Magalada Madaxda Dagaanka Baliweynta Gobalka togdheer ee balidhiig aya waxa ka taagan qayla dhaan wax barasho oo aan inaba caadi ahayn...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img