Golaha Wakiillada oo maanta si adag uga dooday Qodobbada ku jira Ajandayaasha Kalfadhigooda oo muddo todobaad ah u qabsoomi waayey Kooram la’aan
Hargeysa, 28 January, 2012 (SLpost)- Xildhibaanada Golaha wakiilada ee JSL ayaa maanta gudagalay doodda Ajandaha kalfadhiga 17-aad ee Golaha wakiilada oo ka kooban 10...
Madaxweyne Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici oo la kulmay wefti ka socda Hay’ad Samo-fal oo Mashaariic biyo-soo-saarka ah dalka ka wada + SAWIRRO
Hargeysa, 28 January, 2012 (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti balaadhan...
Aqoonyahan ka soo jeeda Gobolka Buuhoodle oo qab-qablayaasha shirkii Taleex ku eedeeyay inay soo Qaateen Mashruuc Somaliland kala dhantaalaya
“Beesha Dhulbahante ka wayn lix nin oo cidina aanay dooran…Garaaddada ayaa beesha taladeeda lagu ogyahay”
Xisbiyadii Kulmiye iyo UDUB waxay u Xuubsiibteen inay kala Metelaan Labada Xsibi ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee Maraykanka
Tan iyo wixii ka danbeeyey markii uu xisbiga Kulmiye ku guulaystay talada dalka Somaliland, waxa dhacaysay in la is barbardhigo hababkii maamul iyo go’aansho...
Arsene Wenger oo xaqiijiyay in dhaawac cusub soo gaadhay Jack Wilshere
SLpost SPORTS - Jack Wilshere ayaa dhaawac cusub soo gaadhay intii uu ka soo kabanayay dhaawaciisii hore, laakiin tababare Arsene Wenger ayaa diiday inuu...
TACSI: Marxuum Dr. Idiris Ibraahim
Daahir Rayaale Kahin iyo xaaskiisa, Mohamed Ibrahim Yassin (Ollaad) iyon xaaskiisa, Ahmed Yasin Gabaxadi iyo xaaskiisa, Ahmed Yusuf Yasin iyo xaaskiisa, Abdikarim Ali Jama...
‘YAA KA SHAKISAN QANANNIMADA IYO JIRITAANKA SOMALILAND’ – Axmed Xasan Carwo, La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Waxa Soomaliland jirtay 22 sano oo nabad ah iyo 10 sano oo halgan ah iyo 76 Sano oo isticmaar ah. Waxa midnimo niyad sano...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

