HomeHamuunta Ardayda Jiilka Cusub ee Reer Balidhiig U Qabaan Waxbarashada Iyo Dhibaatooyinka...

Hamuunta Ardayda Jiilka Cusub ee Reer Balidhiig U Qabaan Waxbarashada Iyo Dhibaatooyinka Horyaala Ardayda Reer Balidhiig, Ogaasho La’aanta Gudoomiyaha Waxbarashada G.Togdheer

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Balidhiig  Oo Ah Magalada Madaxda Dagaanka Baliweynta Gobalka togdheer ee balidhiig aya waxa ka taagan qayla dhaan wax barasho oo aan inaba caadi ahayn taas oo ay keentay  sadax shay oo kala ah.

· Shacabka Reer Balidhiig kubaraarugay wax barashada tartan kula jira Gobalada Galbeedka Somaliland si aada wax u baranaaya hadii ay tahay wax barashada maadigaa  ama wax barashada diinigaa hadii ay tahay wax barashada dadka waa wayn oo aad looga dareemaayo magaalada Balidhiig

· Dagaanada ku xeeran xarunta Balidhiig oo ka kooban 25 Tuulo  aad loogaga soo guuraayo kadib markii ay arkeen inay hana qaaday wax barashadii Balidhiig hadii ay tahay wax barashada diinigaa iyo ta maadigaaba ilaa Dugsi Sare ilaa Dugsi hoose Dhexe.

blank
DEGMADA BALLIDHIIG

· Dadkii reer Guuraaga ahaa oo hada magaalada aad u soo dagay watana caruur aad u badan taas oo keentay inuu qaadi waayo Dugsigii Hoose dhexe oo ka koobnaa 9 Galaas hadana maraaya 12 Galaas kadib marii ay laba jib baarmeen 4 dugsi hoose oo mid kastaaba ardaydii ay ka badatay noqdayna laba galas sanadada soo socdana ay fasal kastaaba noqonaayo laba galas .

Baahida ugu badan ee ka taagan xarunta Dagmada balidhiig ayaa waxa ay tahay ardayda oo gaadhay heerkii ugu badnaa ee ay soo marto magaalada Balidhiig  fasaladii oo qaadi waayey ardaydii oo geed hoostii wax ku barata Secandary Boodhankaa ee Ina sanwayne  qabyaa una baahan in ladhamays tira kaas oo ay ka taagan tahay baahi fara badan ardayda Balidhiig ee iskuulka dhigata ayaa hada waxa lagu qiyaasaa 800-100 arday taas oo ka dhigaysa ardaydii ugu badnayd ee soo marta magaalada Balidhiig.

Mar aanu wax ka waydiinay maamulaha wax barashada Balidhiig ayaa waxa uu noosheegay inay sanadkan ku soo fool leeyihiin 500 oo arday oo ka soo baxaysa fasalada sideedaad ee tuulooyinka ku xeeran Balidhiig sida Dharyalay Dhagax dheer Sibidhlay Candhe dhexe Jaamac Qabar Libaaxle Nasiye Xaydh ducato Dabaqabad  Heere Maxamed Ugaas Taalabuur Coodanle Habuura Baalidhaye Gowlalaale  ardaydaana hadii aan iskuul qaada oo baadhana loo helin waxa ay ku dhacayan meel cidlaa waxayna ka qasaaroobayaan Dowlada iyo shacabka Somaliland iyo Gobalka togdheer waana in wax laga qabtaa arintaa oo loodiyaariyaa meshii ay  waxbarasho sare ka heli lahaayeen ayuu yidhi gudoomiyaha dagmada Balidhiig .

Hadaba iyada oo ay Dagmada Balidhiig sidaa xowligaa ku socoto ayaa hadana dhinaca kale waxayna haba yaratee ayna wax taageeraa ka helin wasaarada wax barashada iyo wasaarada Gobalka togdheer oo inayna aan ka badin ba caasimada Gobalka togdheer  wax xilana iska saarin baahida iska soo daba dhacaysa ee magaalada Balidhiig.

Gudoomiyaha Wax barashada ee Balidhiig ayaa waxa uu isku dayey inuu laxidhiidho gudoomiyaha Gobalka Togdheer Abdi  Ahmed saeed iyo maamulka wax barashada gobalka togdheer waxaanu tagay tiraba shan jeer xarunta maamulka gobalka togdheer ee burco waxayna u bandhigeen baahida ka taagan magaalo madaxda Balidhiig ee xarunta Baliwaynta ee gobalka togdheer oo ay masuul uga yihiin dowlada Somaliland hasa yeshee aan laga hoos qaadin dalabkoodii iyo baahidii ay qabeen.

Arintan ayaa waxa ay ku soo beeg masaa iyadoo Gudoomiyaha  Gobalka togdheer Abdi Ahmed Saeed manta dhagax dhigay kuna kordhiyey sadax iskuul eek ala ah Sheikh Ibraahim Maxamed Cali 21 Noveenbar  midkasta dugsiyo dheeraada kadib markii ay qaadi waayeen galas yadii.

Hada waxa ay tahay suaashu maxaa iyada ka dhigay inay ardayda Balidhiig ay geed hoostii wax ku bartaan oo ay dhaxanta iyo dabaysha jiilaalka iyo qoraxda iyo milacda ay guudkooda ku dhacayso  su,aashanayaa waxa ay u tala sida ay ka yeelaan wasaarada wax barashada iyo ta maamulka gobalka togdheer .

Abdi Ahmed Kabadhe.

Xarunta Dagmada Balidhiig

kabadhe20010@mail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories