Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Maxaa U Sabab Ah Beddelaadda Deg-Dega ah ee Badhasaabyada Gobolka Gabiley?

Gobolka gabiley oo ka mid ahaa goboladii cusbaa ee madaxwaynihii hore ee Daahir Rayaale magacaabay. Wanqalkiisuna uu ku beegnaa 25/5/2008 mar kale madaxwayne rayaale waxuu badhasaabkii...

Somaliland oo sii daysay Maxaabiis ay ka qabatay Maleeshiyada Buuhoodle iyo Laba Askari oo Bisha Cas ee Sool ku wareejisay Xukuumadda

Burco, 02 February, 2012 (SLpost)- Laba Maxbuus oo ka tirsan kooxda nabad-diidka ah ee Buuhoodle laguna Xabsiga Dhexe ee Magaalada Burco ayaa maanta la...

About us

SomalilandPostis a free impartial Somaliland News Portal, intended for the Somaliland people in the country or in the Diaspora and the Horn of Africa...

“Haddii Somaliland ka qayb-gasho Shirka London ee Kooxaha Somalia, waxa la gudboon shacabka Somaliland sidii ay u Badbaadin lahaayeen Qaranimadooda” – WARSAXAAFADEED, Ururka UK.SLC

"Habeenkii ay taariikhdu ahayd 29 Jan 2012, waxa Shir khadka Telefonka (Teleconference) yeeshay Guddidda fulinta ee Ururka UK. SLC. Shirkaas waxaa laga wada hadlay...

Guddiyo ka tirsan Wakiillada oo xaqiiqo-raadis ugu maqnaa Gobollada laga soo doortay oo Golaha uga warbixiyey Xaaladaha Guud ee Deegaannada ay booqdeen

Hargeysa, 31 January, 2012 (SLpost)- Laba Gudi oo ka mid ah golaha wakiilada oo kormeero shaqo ku soo maray mudadii ay fasaxa ku jireen...

Ujeeddada Wefti ka socda dalka Denmark oo dalka yimi kulamona la yeeshay Madaxda Dawladda

Hargeysa, 31 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wasiirka dalka Denmark u qaabilsan arimaha iskaashiga &...

Madaxbanaanida Somaliland waa Muqaddas – By Faa’iz Maxamed Khaliif

Dhawaan waxa hawada isku shareeray hadalhaynta Shirka u qabanqaabinayo Ingiriisku ee ka dhacaya London oo xukuumada waqtigana ku noqday laf dhuun gashay hadaba waxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img