HomeMadaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa Feb 08,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “”Siilaanyo” Weftigii  uu hogaaminayay ee socdaalka ugu maqnaa wadanka aynu deriska nahay ee Itoobiya ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaya

blankMadaxweynaha Siilaanyo ayaa sidoo kale soo maray dalka Jamhuuriyada Jabuuti safar aan hore loo shaacin  waxaana madaarka magaalada Jabuuti ku soo dhaweeyey masuuliyiinta ugu sarraysa dalkaas oo uu hoggaaminayo Raysalwasaaraha Dalka Jabuuti Dilayta Maxamed Dilayta iyo xubno wasiirro ah, waxaana markii dambe madaxweynaha loo galbiyey dhinaca aqalka madaxtooyada Jabuuti halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey isla markaana kula kulmay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle oo ay arrimo badan ka wada hadleen.

blankblankMasuuliyiinta labada jamhuuriyadood ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo khuseeya xidhiidhka labada dal waxaanay isla qaateen sii xoojinta iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal iyo Shacbigooda walaalaha ah.

blankMadaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo ayaa dorraad safar gaaban ugu ambo-baxay dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya halkaas oo uu  kula soo kulmay Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi oo ay ka wada hadleen qodobbo khuseeya Amniga mandaqadda iyo sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labada dal.

blank

SOMALILANDPOST NEWS

Hargeysa, Somaliland

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories