Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Wefti Xildhibaanno Haween ah oo ka Socdalka Barlamanka Jabuuti oo Somaliland booqasho ku yimi

Hargeysa, 17 February, 2012 (SLpost)- Wefti Xildhibaanno Haween ah oo ka socda Baarlamanka dalka Jabuuti ayaa markii ugu horreysay booqasho ku yimi Caasimadda Somaliland...

Guddoomiye ku-xigeenka Xisbil-xaakimka KULMIYE oo Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey inay tahay tii ugu musuqmaasuqa iyo maamul-xumada badnayd Somaliland

Hargaysa, 16 February, 2012 (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Xibiga muxaafadka ee KULMIYWE Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Xisbigaa ka...

Xilalka ay daruuri tahay in Goleyaashu Ansixiyaan:

(By) Abdihakim Yusuf Kheire (B.A, M.A) President, Institute of Democracy & Governance, Berbera, Somaliland. abdihakim_365@hotmail.com Isbedellada deg-degga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku fuliyey mudadii...

MADAXWAYNE la doortow maamulkaaga xogtiisiyo xanaftiisa ma baadhay?

Qurba Joog Iyo Qodaal Jooguba Laba Weeyi Qiraala Inay Qayb Ka Yihiin Qaranka Maanta  Joogto Qormo Ay Ku Kulmeena Salaan Qiimo Lohoo Qalbi Saafiyi Dhiibay Qosolna Ay Ku Dareen Qaxwihiina La Raacshay Waxay Soo...

Wasaaradda waxbarashada oo Arday Deeq waxbarasho ugu diraysa dalka Sudan, kana hadashay Arday Somaliland ah oo ku go’doonsan magaalada Muqdisho

Hargeysa, 15 February, 2012 (SLpost)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa caddeeyay in todobaadkan ay dalka...

ALNUUR FURNITURE oo Hormuud ka noqotay shirkadaha ka qayb-qaata horumarka bulshada

Hargeysa, 15 February, 2012 (SLpost)– Xafkad abaalmarinno lagu guddoonsiinayay shakhsiyaadkii ugu waxqabadka mudnaa ee sannadkii 2011 ayaa xalay lagu qabtay Huteelka Imperial ee magaalada...

Looming Crisis Facing Somaliland Economic And Finance Institutions – PART III

PART THREE In part one and two,we looked at the initiatives taken by the Minister in order to increase the revenue base,in this part we...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img