Somaliland Borders Are Unalterable
The officials and surrogates of defacto Puntland Administration of Somalia routinely claim in the media that Somaliland Borders are "Colonial Borders". This blind, habitual...
Madaxweyne Siilaanyo oo xil-ka-qaadis ku sameeyey laba masuul oo Xukuumaddiisa ka tirsan
Hargeysa, 14 February, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa laba digreeto oo uu caawa soo saaray xilalkii ay Qaranka u...
Wasaaradda Arrimaha Debedda Somaliland oo Hanti-dhowrka Qaranka ka Codsaday Baadhis lagu sameeyo dhaliilaha musuq-maasuq iyo Maamul-xumo ee Agaasimaha is-casilay u jeediyey Wasiirka Arr. Debedda
Hargeysa, 14 February, 2012 (SLpost)- Wasaaradda Arrimaha Debedda Somaliland ayaa dalbatay in Hanti-dhowrka Guud ee Qaranku baadhis ku sameeyo Wasaaradda si umadda loogu soo...
Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB oo ka hadlay Shirka London, Doorka Somaliland uga bannaan iyo wejiga Cusub ee xal-u-raadinta Soomaaliya
Waa inaynu Caalamka u cadayna inaynaan aqbalayn in dhiiga reer Somaliland laga dhigo sibidhka dib loogu dhisaayey daarta dulmigu dumiyey ee Mogadiscio. Lakiinse aynu diyaar u nahay garab joogsiga dawladaha aduunka, sidii loo daaweyn laha aafada baahday ee Somalia, marka la aqoonsado qadiyaddeena ku qotonta: Iraadatul-Shacab, Iraadatul- Allah.
Tallo Qaran Iyo Badbaado Qaranba Waa Lama Huraan – Qalinkii Ismail M Gadiid
Salaan guud ka dib ku tiigaali maayo hab-dhaqan xumida maamul iyo siyaasadeed ee ka jira CARRO-EDEG, waxaa inagaga filan baaqa iyo dhawaaqa kasoo yeedhaya bariga...
Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Adduunka? Qalinkii Cumar Axmed Cumar
Dhamaan Salaan Umada Islaamka ,wakhriste waxaan doonayaa in aan halkan idin ku soo gudbiyo qoraal kooban oo nuxukiisa yahay “Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa...
Ciidan Puntland ah iyo maleeshiyo-beeleed lagu ururiyey Tukaraq oo Xalay Saqdii dhexe oodda Jebiyey
Laascaanood, 13 February, 2012 (SLpost)- Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo maleeshiyo aad u tiro badan oo muddo bil ah lagu ururinayey gudaha tuulada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

