HomeWAR DEG-DEG AH: Masuuliyiin loo haysto Eedo Musuq-maasuq oo Ciidamada Dambi-baadhistu Xabsiga...

WAR DEG-DEG AH: Masuuliyiin loo haysto Eedo Musuq-maasuq oo Ciidamada Dambi-baadhistu Xabsiga u taxaabeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 10 March, 2012 (SLpost)- Ciidamada Dambi-baadhista ee Somaliland ayaa maanta Xabsiga u Taxaabay Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md. Axmed Cumar X. Cabdilaahi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta Md. Axmed Cilmi Barre iyo La-taliyihii Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cismaan Siciid Jaamac.

Masuuliyiintan la xidhay oo ilaa hadda baadhitaan lagu wado, ayaa lala xidhiidhinayaa tuhun xoolo dadweyne oo la musuq-maasuqay kaas maalmihii ugu dambeeyey bulshada magaalada Hargeysa si weyn u hadal-haysay ka dib markii la waayey Raashin mucaawimo ah loogu talo galay dadka danyarta ah iyo kuwo ku dalka gudihiisa ku baro-kacay, kaas oo sida la sheegay dad gaar ahi ka weecsadeen dadkii tabaalaysnaa ee loogu talo-galay.

Dhacdadan ayaa noqonaysa fadeexaddii musuq-maasuq ee ugu weynayd ee soo wajahda xukuumadda madaxweyne Siilaanyo tan iyo intii ay talada dalka la wareegtay.

Ilaa hadda ma jiraan faahfaahin intaas dheer oo Xukuumadda ka soo baxday, balse waxay ay warbaahinta ka dhur-sugaysaa tallaabada uu Madaxweyne Siilaanyo ka qaado Fadeexadda musuq-maasuq ee Xukuumaddiisa la soo wajahday iyo haddii Masuuliyiintaas lagu waayo Eedaha ay u xidhan yihiin.blank

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories