HomeKhasaaraha Dhimashada iyo Dhaawaca ka dhashay Qaraxyo Caawa lala beegsaday mid...

Khasaaraha Dhimashada iyo Dhaawaca ka dhashay Qaraxyo Caawa lala beegsaday mid ka mid ah goobaha ugu Saxmadda badan magaalada Nairobi

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Nairobi, 10 March, 2012 (SLpost)- Qaraxyo ka dhacay mid ka mid ah Istaamada basaska ee ugu mashquulsan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa galaaftay ugu yaraan nolosha afar qof halka 40 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen saraakiisha booliska.

Dad goob-joogayaal ah ayaa laga soo xigtay inay arkayeen rag baabuur saaran oo baasukayaal ku ganaya kedinka laga baxo ee Istaanka Basaska, sida uu sheegay Charles Owino oo ah afhayeen u hadlay ciidamada Booliska. Wasiirka ka tirsan dawladda Kenya oo saxaafadda la hadlay, ka dib markii uu Cusbitaalka ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay, waxa uu sheegay in lix ka mid ah ay u baahan yihiin qalliin deg-deg ah.

Qaraxyadan ayaa noqonaya kuwii ugu dambeeyey weerarro waxyaabo kala duwan loo adeegsaday oo galaaftay daraasin dadka dalkaas ilaa wakhtigii ay dawladda Kenya ciidamada u dirtay gudaha Soomaaliya bishii October ee sannadkii hore.

Dawladda Dalka Kenya waxa ay qaraxyadan ku eedaysay Ururka Al-Shabaab oo dhawaan ku biiray bahweynta ururka Al-Qaacida, kaas oo gacanta ku haya inta badan Koonfurta Dalka Soomaaliya.

.AnaaL� xa�6����naha Dalka Suuriya oo iyaduna ah,sidii wada hadal siyaasadeed loola bilaabi lahaa Mucaaradka Ku kacsan Xukuumada uu hogaamiyo.Haseyeeshee,Mucaaridku Way ka biyo diidsanyihiin Dhexdhexaadinta Mr.Anaan wado iyagoo ku tilmaamay Mid wakhtigeedii Dhacay oon imika ku habooneyn in wada hadal siyaasadeed lala Yeesho Xukuumada Bashaar Alasad.

Dhanka kale, Gudiga Qaaban qaabada ee  Doorashada Madaxtinimada dalka Masar ayaa manta bilaabay inay qabtaan Codsiyada Musharixiinta u tartamaya Jagada Madaxtinimada ee dalkaasi,iyadoo laga joogo Sedex iyo toban bilood Markii xilka laga qaaday Madaxweynihii Dalkaasi Mr. Xusni Mubaaric.

Waxaana la filayaa in doorashadu Qabsoonto bisha May ee sanadkan halka Natiijada lagu dhawaaqi doono Badhtamaha bisha Juun,taas oo Golaha Malateriga wareejin doono Talada dalka Marka uu soo Magacaabo Madaxweynaha Cusubi Golahiisa wasiirada sidii ay ku balan qaadeen.

Hase yeeshee, waxay u soo bandhigeen Gudiga Doorashooyinku raga doonaya inay noqdaan Musharaxiinta Rasmiga shuruudo laga filayo inay fuliyaan  kuwasa oo ay ka mid yihiin in Xisbigiisu soo Magacaabo  xisbugu Haystana taageero ilaa sodan Xildhibaan,halka Musharaxa Madaxbanaan laga rabo in uu keeno ilaa sodan kun oo qof oo taageersan Musharaxnimadiisa.

Musharixiinta qaarkood ayaa la sheegayaa inay Kalsooni darro ka qabaan sida wax loo maamulayo, iyagoo sheegay inuu jiro Gorgortan Musharaxiin lagu taakulaynayo qaar ka mid ah,waxase ay dalbadeen in si cadaalada ah oo xornimo ku jirto loo qabanqaabiyo doorashada Madaxtinimada.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories