HomeSHARIIFKA XAMAR WAXAN LEENAHAY, DAMEERBAA DINAAHIYOO CIYEY WAASE DIBIRADII

SHARIIFKA XAMAR WAXAN LEENAHAY, DAMEERBAA DINAAHIYOO CIYEY WAASE DIBIRADII

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

taariikhdu waa diiwaan dhigaal oo laga qoro nolosha iyo wakhtiyada adag iyo xiliga barwaaqadaba, dadka bini aadamka ah aya ka taga taariikhda waxayna noqota dhigaal ay dadka ka danbeeya khibrad iyo caqli kafaaiidaan iyagoo cilmina ku kaabaya.
horaa sugaantu u tidhi togwaliba taagtiibuu rogmadaa oo macnaha aynu murtidan ka dheehan karno yahay qofwalba oo aadamaha kamida waxa laga dheefasada Cilmi, Caqli iyo waaya aragnimo wixii alle dheef u siiyey.

sugaanta Somaliga ee dadka reer somaliland iska leeyihin ayaa ah mid lagu cabiri karo dhamaan qof wuxu amaan iyo dhaliilba leeyahay. “Somaalidu ninka ay adhiga kala quusato ayey geela u dirsataa” dhugo bal murtidan waxa marag madoonto ah waxa kadhigan ninkaas shariifka xamar madaxweynaha kasheegta.

Hogaamiyaha fiican wuxu kasoo baxa bulshada fiican, qofka aadamaha ficilkiisu wuxu ka turjumaa aqoontisa iyo caqligiisa.
bal u fiirso taariikhdiisa, bal u fiirso ficiladiisa iyo hadalkiisa ka qaawan caqliga iyo cilimigaba.
waxan qoslaa markaan arko isagoo wax kasheegaya qaran kamida qaramada aduunka dadkiisuna leeyihiin taariikh iyo mahadhooyin ay lasoo mareen duruufo  badan waa somaliland.
waa maxay shaqsiyada shariika xamar jooga.
aqoon daro: wuxu ahaa macalin malcaamad dhiga oo kasaaqidey oo noqoneysa in adhigii lagala quuustey waxa loo dirsadey Hogaamiye oo ah Geelii.
shirkii london wixi laga hadlayey mafahmeyn waayo luuqada lagu hadlayoba mu garaneyn waa wax laga qajilo ummad ninka metelayaa aan cilmigiisu gaadhsiisneyn in uu fahmo madaxda ummadaha kale.

waxan araganaa isagoo Somaliland wax kasheegaya waa wax lagu qoslo dhawaan uunbay ahayd markiii uu hogaaminayey kuwa uu maanta u yaqaan aragagixisada isagoo darxumo kamuuqato aya ciidamda kiiniya isu dhiibey ayaan idaacadaha ka maqaley kuna aragney, muddo kadiba waxan maqaley waa madaxweynaha somalia, “waa foodsaar loo rogey dabasaar” ingriiskuna wuxu yidhahda “up side down” waxa wax laga xishoodo ah in qof tariikdiisu sidaa tahay in uu qaran jirey markuu isu dhiibayey ciidamda kiiniya iyo ka horba uu wax ka sheego.
Madaxda qaranka somaliland in ay qofkaa tariikhdiisu taas tahay ay u jawaaban waan kala hanweynahay hadii aanu nahay bulsha weynta Somaliland.
haduu inaba cilmi iyo caqli leeyahay ama uu tariikh garanyo sidaa umuu dhaqmeen Haween uu soo ururiyeyna qaran qiimihisa leh afkiisa muu soo Mariyeen, wuxu yidhi CABDI IIDAAN naxariistii janno rabi hawgu deeqee “DAMEERBAA DINAAHIYOO CIYEY WAASE DIBIRADII.

AHMED SULIEMAN NOUR

axmed_saleeban@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories