HomeWefti ka socda Bangiga Horumarinta Afrika oo madaxweyne Siilaanyo uga warramay Ujeeddada...

Wefti ka socda Bangiga Horumarinta Afrika oo madaxweyne Siilaanyo uga warramay Ujeeddada Socdaalkooda iyo waxyaabaha ay damacsan yihiin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 18 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda Bangiga Horu-marinta Afrika oo shalay dalka yimi.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Afhayeenka madaxtooyada, Madaxa weftigu oo  madaxweynaha uga warramay u jeeddada socdaalkooda, ayaa sheegay in uu baanka horumarinta Afrika diyaar u yahay inay Somaliland qayb ka noqoto mashaariicda horumarineed ee uu baanku ka wado mandaqada.

blankWarsaxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada ayaa u dhignaa sidan:

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Bangiga Horu-marinta Afrika (African Development Bank).

Madaxa weftiga ayaa  madaxweynaha uga waramay u jeedada socdaalkooda isaga oo sheegay in uu baanka horumarinta Afrika diyaar u yahay inay Somaliland qayb ka noqoto mashaariicda horumarineed ee uu baanku ka wado mandaqada.

Xubnaha weftiga ayaa ku dheeraaday muuqaalka quruxda badan ee ay Somaliland kala kulmeen waxaanay sheegeen in uu soo jiitay marka la eego nabad-gelyada, hour-marka laxaadka leh ee ganacsiga madaxa banana iyo hanaanka dawladnimo ee ka tisqaaday.

Madaxweynaha Somaliland oo weftiga ku soo dhaweyey dalka ayaa uga waramay kartida ay la timid Somaliland ee ay ku dhisatay dawladnimada iyo nabad-gelyada ka jirta, haatana ay u baahan tahay cid ka gacan qabata hour-marka, waxaanu madaxweynuhu soo dhaweeyey booqashada uu baanku ku yimid dalka isaga oo ku dhiiri-gelioyey in ay dhinacooda ku soo dhiiradaan in ay Somaliland wax kala qabtaan horumarka dhinac-yadabadan ee ay u baahan tahay.”

Waa markii ugu horreysay ee Saraakiil sarsare oo ka socota Bangiga Horumarinta Africa ay socdaal ku yimaaddaan Somaliland iyaga oo danaynaya inay ka qayb-qaataan horumarka bulsho iyo siyaasadeedka ee Somaliland ka hana-qaaday.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories