Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Guddiga Doorashooyinka Masar oo tartanka Doorashada ka joojiyey 10 ka mid ah Murashaxiinta Loolamaysa

Qaahira, 15 April, 2012 (SLpost)- Guddiga Sare ee doorashooyinka dalka Masar ayaa  ka joojiyey Inay ka qayb galaan tartanka doorashada Madaxtinimada dalka Masar toban...

Shirweynihii Golaha Dhexe oo Kulmiye oo Khilaaf ka dhashay, Guddoomiye kuxigeenkii 2aad ee Xilka laga qaaday oo muujiyey dareenkiisa iyo Guddoomiye Muuse Biixi...

Hargeysa 15 April, 2012 (SLpost)- Shirweynihii  golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo maanta lagu soo gebo-gabeeyey hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa hadheeyay...

Hargeysa: Khasaaraha ka dhashay isku-dhac dhex maray Ciidamada Booliska iyo Shacab hubaysan

Hargeysa, 15 April, 2012 (SLpost)-Ugu yaraan 4 qof ayaa dhaawacyo culisi ka soo gaadheen iska hor-imaad hadda Dhismaha Inji Xaafadda Dumbuluq ee degmada Axmad-dhagax...

Shir lagaga hadlayo Barnaamijka Nukliyeerka Iran oo magaalada Istanbul uga furmay Ergo ka socota dalka Iran iyo Shan ka mid ah Quwadaha Caalamka

Istanbul, 14 April, 2012 (SLpost)- Wefti  ka socda  dawladda Iran  oo uu hogaaminayo u qaybsanaha  dhinaca mashruuca  Niyukliyeerka  Mr  Saciid  Jaliile  ayaa maanta  kulan...

Sh. Shariif oo Magaacaabay Guddiga Soomaaliya uga qaybgalaya Wadahadallada Somaliland

Guddi Ka kooban Todoba Xubnood oo ay ku jiraan Laba Wasiir oo Puntland ka tirsan

Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo ka hadlay Saamaynta Qabyaaladdu ku leedahay Qaranimada iyo sida Qabiilku cadowga ugu yahay Qaranimada

Hargeysa, 14 April, 2012 (SLpost)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka deyriyey hagar-daamooyinka ay qabyaalladu u horseeddo Qaranimada isla...

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland iyo Ganasato ka warramay qaabka loo soo furdaamiyey Markab la afduubay, Dhaliilo iyo ammaan-na u kala jeediyey Maamul-goboleeddada Puntland iyo...

Hargeysa, 14 April, 2012 (SLpost)-n Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shukri oo ay weheliyaan xubno ka mid ah ganacsada dalka ayaa ka warramay qaabka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img